Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Alshabaab claims victory

Recommended Posts

Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen ciidanka dowlada

16. maj 2013

 

Ururka AL-Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay Gobalka Gedo iyo sidoo kale Gobalka Jubadda hoose deegaano ka tirsan.

 

Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Gobalka Gedo ee udhaxeeyay ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Shabaab guulo waaweyn ay ka gaareen.

 

Dagaalka Gobalka Gedo ka dhacay ayaa wuxuu sheegay inuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Caracas oo udhaxeeya Magaalooyinka Garbahaareey iyo Beladxaawo.

 

Abuu Muscab ayaa sheegay in khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ay ku gaarsiiyeen ciidanka Dowladda Soomaaliya dagaalkaasi wuxuuna sheegay in 12- ay ka dileen 30-dagaalyahana ay dhaawaceen ciidanka Dowladda,isaga oo tilmaamay inay hub ka qaateen ciidanka dagaalka ay la galeen.

 

Afhayeenka dhanka dagaalada ee Al-Shabaab ayaa wuxuu sidoo kale sheegay in dagaal ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose guulo ay ka gaareen ciidankooda.

 

Ma uusan soo hadal qaadin khasaaro Shabaab kasoo gaaray dagaalada uu tiriyay Abuu Muscab ee guulaha dhamaan uu kawada sheegtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Al Shabab? I thought these guys disabanded after getting bored from watiing for anyone to pay them attention!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this