Sign in to follow this  
malistar2012

Xukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qal qal ammaanka uu keeno maamulada is bar bar socda ee Kismaay

Recommended Posts

Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta ka digtay in qal qal iyo xasilooni daro uu keeno maamulada is bar bar socda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aad uga xun tahay Xukuumada arrimaha ka socda Kismaayo, isagoo wal wal iyo cabsi ka muujiyay xaalada ay ku sugan tahay magaalada Kismaayo.

 

“Arrin aad iyo aad uga xunahay ayaa Kismaayo ka dhacay oo aan is leenahay waal iyo cabsi aan ka qabto inay magaalada dhibaato ka timaado, maamulada is heer scda ee magaalada looga dhawaaqay”ayuu yiri C/kariin Guuleed.

 

Wasiirka ayaa sheegay in mudadii afartii bilood ee la soo dhaafay waxyaabihii ay ka digayeen uu dhacay, isagoo xusay in wixii maamul loogu sameyn karo Kismaayo ay aheyd in loo amro waxa uu dastuurku qabo, wada tashi iyo dib u heshiisn.

 

“Waxaa is leenahay mudadii afarta bilood wixii aan ka digeynay oo aan ka cabsi qabnay ayaa dhacay, waxay aheyd wixii maamul u sameyn ah in loo amro dastuurka ama wada tashi iyo dib u heshiisiin in loo maro, maamulada kala duwan waxaa ka baqeynaa inay keenaan qas iyo xasilooni daro”ayuu yiri.

 

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay fursad u tahay Al-Shabaab, isagoo tibaaxay in marka hore dadka ay meel uga soo wada jeestaan sida uu yiri.

 

Wasiirka ayaa sheegay in mowqifka Xukuumada ay mar hjore cadeysay, isagoo ka dhawaajiyay in marka hore ay aheyd in inta aan loo gudbin maamul u sameyn dadka deegaanada dib u heshiisiin loo qabto.

 

Arrinta Kismaayo ka taagan ayaa aheyd hadal heynta ugu badan ee Siyaasada dalka, markii saacado is xiga looga dhawaaqay Labo Madaxweyne inuu yeesho Maamulka Jubaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Waxaa is leenahay mudadii afarta bilood wixii aan ka digeynay oo aan ka cabsi qabnay ayaa dhacay, waxay aheyd wixii maamul u sameyn ah in loo amro dastuurka ama wada tashi iyo dib u heshiisiin in loo maro, maamulada kala duwan waxaa ka baqeynaa inay keenaan qas iyo xasilooni daro”ayuu yiri.

 

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay fursad u tahay Al-Shabaab, isagoo tibaaxay in marka hore dadka ay meel uga soo wada jeestaan sida uu yiri.

SFG new ahead of time and warned about the outcome of this Jubbaland conference , Kenyan Gov is to be blamed if any bloodshed happens .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Hows kenya responsible , the responsibility lies with in the 2 Presidents barre and ahmed. Kenya is just there to maintain the peace. and the security of the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Amin_Arts_Nov12_2012.jpg

 

Some like to paint Kenya as neutral peace-enforcer but this far from the truth as their agenda and strategy is to create ghetto satellites states

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenyans were supporting Sh .Madoba with weapons and money , thus strength his power in the regions. This jubbaland thing was funded by Kenya. Numerous time the FG request Kenyan admin to stop their involvement in state building and stick to mandate fighting alshaabab.

 

look what they have caused today instability , Jubbaland needs reconciliation it has seen 22 years of civil war ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this