Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Jubbaland gets a third president

Recommended Posts

Kismaayo(RBC Radio) Madaxweynihii 3-aad ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee maamulka gobolada Jubooyinka iyo Gedo Cumar Buraale Axmed oo ka tirsanaa mudanayaashii baarlamaankii kumeelgaarka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha saxda ah ee maamulka gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

 

Cumar Buraale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee deegaanada Waamo,wuxuuna sheegay in loo doortay xilkaas markii ay wada tashi dheer yeesheen beelaha wada dega gobolada Jubooyinka iyo Gedo,wuxuuna diiday in magaca deegaanadaas uu yahay Jubaland wuxuuna tilmaamay in magaca saxda ah ee deegaanadaas uu yahay waamo isaguna uu yahay madaxweynaha Waamo State sida uu sheegtay.

 

Cumar Buraale oo la weydiiyey inuu yahay madaxweynihii 3-aad ee deegaanada gobolada Jubooyinka iyo Gedo,ayaa waxa uu kaga jawaabay inuu isagu yahay midka koowaad ee sida saxda ah ay u doorteen dadka deegaanka kasoo jeeda.

 

Cumar Buraale Axmed ayaa waxaa la weydiiyey halka uu ka dhacay shirka lagu doortay iyo goorta uu dhacay shirkaasi,wuxuuna sheegay in isaga lagu doortay shir ka dhacay gudaha Kismaayo oo ay ka qaybgaleen 760 Ergo oo ka kala socday dhammaan beelaha dega goboladaas ,wuxuuna tibaaxay in shirka isaga lagu doortay uu socday ka hor inta aan la bilaabin shirkii maamul u samaynta Jubaland oo ergadii ka qaybgashay ay madaxweynaha maamulkaas shalay u doorteen Axmed Madoobe.

 

Wuxuuna intaa ku daray inuusan ahayn maamulkiisu mid lagu carqaladeynayo maamulada kale ee Kismaayo looga dhawaaqay,wuxuuna ku celceliyey in qabashada xilka maamul goboleedka Waamo sida uu hadalka u dhigay uu yahay mid ku yimi rabitaanka dadka deegaankaas.

 

 

raxanreeb.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is exactly why the government was opposed on how the process was going on Kismaayo not to mention the kenyan interference.. I think y'all should apologize to our Wadani leaders, Madaxweyne Hassan Sheikh, Raysulwasaare Saacid and Guddomiyaha Barlamanka Jawaari... Bceause this thing is getting out of hand for once let the government solve this in the right way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I meant to say "are they any worse than Khaatumo?" but it seems that my Somali got in the way. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

So now we have President Barre and Kenyan ledd Madoobe and now this fellow?

 

Thats the backlash of the Coup d'état by madoobe. If he can appoint himself then everyone else can do it:D

 

Im hearing that we are getting another president Oba. :D Aw-Libaax, Ghaandi, Raadeer, Shakaakul, Eng Bashir, Ali Madoobe are in this moment holding a meeting and gonna pick a president amongst themselfs

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this