Sign in to follow this  
Aaliyyah

Qodobo kasoo baxay Shirkii Golayaasha Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Taleex

Recommended Posts

Aaliyyah   

Shirkii Golayaasha Khaatumo Ee Taleex Oo Soo Xidhmay Iyo Qodobo Kasoo Baxay-(Maqal)-

Lasanod Online. Saturday, April 27, 2013

 

Taleex,(lasanod Online)- Shirkii MagaaladaTaleex uga socday golayaasha kala duwan ee Maamulka khaatumo State ayaa maanta lasoo afjaray,

 

waxaana kasoo baxay Qodobo wax ku ool u ah guud ahaan Bulshada Soomaliyeed, Gaar ahaana shacabka Maamulka khaatumo State Of Soomaalia.

 

Waxaa saxaafada u akhriyey Qodobadaas Wasiirka Mataxtooyada Maamulka Khaatumo State, Mukhtaar IBraahim Xabashi.

 

Halkan Ka Dhegayso

 

http://lasanod.com/details.php?num=9127

 

 

Copyright © 2013 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Communique: Principal points of the Khatumo State's 10-day conference (paraphrased).

 

- Unity of the Somali people and territories is sacrosanct

 

- Denounces the treaty between the Somali federal government and the secessionist administration in Hargeysa, and warns against infringing upon agreed principles founded upon the federal institutions

 

- Notifying the federal government that the British Somaliland territories were inhabited by 5 clans, and only one is represented by the secessionist administration in Hargeysa, and any treaty with that administration is neither binding or observed by Khatumo State

 

- Calling upon the Somali federal government and its leadership to observe the power-sharing accord, reconciliation, and the core principles of the federal constitution

 

- Calling upon the federal MPs to uphold the constitution, and nullify the Ankara treaty, as it violates the federal constitution

 

- Congratulating the on-going consultation conference in Kismaayo, and welcoming the formation of Jubaland State.

 

You may listen to it here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Waxaan taageersanahay Midnimada Soomaaliya. Madaxweeyne Xassan waa inuusan ciyaarin ciyaar siyaasadeeyd oo uu dhageeystaa Shacabka Soomaaliyeed oo dhan. Wixii khalad ah ama dambi ah oo loo geeysto dadka Soomaaliyeed oo doonaya mideeynta Soomaaliya isagaa ka mas'uul ah. I'm sick of qabyaalad wadayaasha walaahi :mad: I hope this will come to end. Waxaan reer khaatumo u rajeeyn guul iyo nabad.

 

We 're listening to you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this