Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Another hostage situation in Mogadisho:More Gedo academic en route to Kismayo taken hostage in Xamar

Recommended Posts

Aqoonyahano ka soo jeeda G/Gedo oo loo diiday inay ka dhoofaan garoonka Muqdisho

 

 

Gedoweb Online Mogadishu on Thursday, April 04 @ 08:45:41 EDT

 

 

Wararka (News) Wararka naga soo garaaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in Magaaladaasi ay ku xayiran yihiin inka badan 10 aqoonyahano ka soo jeeda Gobolka Gedo kuwaas oo Marti qaad ka helay Gudomiyaha Maamulka Ahlusunnada Konfureed Sh Maxamed Aw-libaax.

 

Aqonyahanadan ku xaniban Magaalada Muqdisho ayaa waxay iskugu jiraan Qurbajoog iyo waliba Aqonyahano Somalia anan ka bixin wana marki labaad ee laga reebay Diyaarad ay Kismaayo u soo racilahayeen.

 

Dr Cabdirisaaq Bayow oo ka mid ah Aqonyahanadan ka soo jeeda Gobolka Gedo ee ku xaniban Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu edeyn dusha uga tuuray Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo uu sheegay in ay ku xad gudubtay Xaquuqdooda ay u leeyihiin in ay si xor ah wadanka Somalia ugu dhex safraan.

 

Dr Cabdirisaaq ayaa waxaa uu sheegay in ay Casuumad rasmi ah ka heleen Gudomiyaha Ahlusunada Konfureed Sh Maxamed Aw-libaax waxaayna casumadeenan ahayd in aanu Shirka ka qayb galno kana mid noqdaan Howladeeenada Shirka Wada.

 

Ugu danbeyn Dr Cabdirisaaq ayaa waxaa uu sheegay in Xanibaada la saray ay ku lu leeyihiin Masuliyiinta ugu saraysa Dowlada Somalia oo ayagu si qaldan u adeegsanaya Awoodi Shacabka Somaliyeed ay u igmadeen.

 

Gedoweb News desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this