Waranle_Warrior Posted March 29, 2013 Gudoomiyihii Hore ee Magaalada Marka oo ka Biyo Diiday Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyey Comments (3) | Write Comment Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Marka(RBC Radio) Gudoomiyihii magaalada Marka oo dhawaan xilka qaadis lagu sameeyey ayaa ka biyo diiday go’aanka kasoo baxy dowlada Soomaaliya ee xilka looga xayuubiyey isaga iyo qaar kale oo ka tirsanaa masuuliyiinta magaalada Marka kadib markii ay ku lug yeesheen dagaal markii danbe isku bedelay dagaal beeleed. Axmed Macalin Cukaash oo ahaa gudoomiyihii hore ee maamulka magaalada Marka dhawaana ay dowlada Soomaaliya xilkii ka qaaday oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuusan ogeyn xil ka qaadis lagu sameeyey isagoona gaashaanka u daruuray xilka qaadista lagu sameeyey. Cukaash ayaa sheegay inuu fadhi ku dirirada ka maqlay in xilkii laga qaaday wuxuuna sheegay in xil ka qaadistiisa aan loo marin habkii sharciga ahyd isagoona hoosta ka xariiqay inuu wali yahay gudoomiyaha magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Shalay ayey ahad xili uu wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya Cali Oday uu Cukaash ku eedeeyey inuu dagaalka ka dhacay magaalada Marka ka danbeeyey sidaas darteedne ay dowlada Soomaaliya gabi ahaanba xilka ka qaaday kadib markii lagu helay inuu ku lug lahaa dagaalka magaalada Marka. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 29, 2013 SFG always gets it wrong and in everywhere, why can't they seem to learn a lesson from these failures that most of them led to bloody conflict. Grave mistakes and illegality. Why can't they let the local people to own the process of choosing their leaders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 29, 2013 Hassan Culusow thinks he is Siyaad Barre LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 29, 2013 ^LOool, Culosoow wuxuu iska dhigaayaa sidii wiilkii taagtay ee the old junta Barre kkkk he's too maskiin and clueless compared to Barre even though Barre himself lost at the end of long iron fist rule because all Somalis are armed and will fight. Culusow thought his clansmen from Galgaduud could silence the resolve of reer Shabeelaha hoose, but they are fighting back. Every Somali is armed today and is willing to use his arms for his liberty. After all, Patric Henry once said, Liberty or death! Quote Share this post Link to post Share on other sites