Sign in to follow this  
Lefty

Timo jare...

Recommended Posts

Lefty   

Nin bidaar si xun u gashay, laakiin xariif ah ayaa maalin aaday magaalada si uu timaha usoo jarto. saaxiibkaa markii uu kursiga fariistay ayuu ninkii timaha jarayey weeydiiyey "meeqa ayaad ku jartaa madaxa dhan?"

tima jarihii ayaa la soo boodey [labaatan saaxiib] haye maluugaa jaraa?,ayuu raaciyey, saaxiibkaa bidaarle haa haa, ayuu la soo boodey, markii habkii uu jeclaa loogu jaray ayuu [tobon farta ka saaray], iskana baxay timo jarihii ayaa yiri war lacagta soo dhammeeystir[ saaxiib madaxa dhan haddaad labaatan ku jartid aniga keeyga half ayuu ahaa]tartiibna u sii xaragooday...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

Wiil dhallinyaro ah baa gabar magaalada maraysa oo quruxda,lebiska iyo xaragada ka dheceysa la yaabay markaas ayuu damcay inuu bal shukaansado oo weliba si la yaab leh ugu lug darsado....intuu salaamay ayuu yiri "walaaleey raalli iga ahaw ee qalin aan gabar taleefonkeed ku qorto makaa amaahan karaa?" Boorso yar oo ay gacanta ku wadatay ayeey furtay oo qalin ka soo saartay kuna tiri wiilkii "Haa, oo waa kan". Intuu buug yar la soo baxay oo xaggeeda u soo dhawaadey ayuu ku yiri "ii sheeg hadde lambarka telefonkaaga" Illeen awalba keeduu u dan lahaa oo gabar kale ma jirine,

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Asalaamu Aleikum Wr Wb

Lefty lol well done qosl ayaa igu dishay. xariifka qatar waaye walaahi. Afjoogo looma adeego lol.

 

Kamila :D:D:D lol lol That was good one. iyaah qatar dheh akhli ayuu ku gaaray "hal dhagax labo shimbir ku dil ayuu sameeyay".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

ahahaahahahahhahh Kamila@looooooooool...

 

Waraa kaas mid naxaaya ma aheyn..indho adeegiisa i dilay.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this