Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

PM Abdi Farah Shirdoon (Saacid) visits Galkayo, Galmudug (Pictures), Shows No Security Concerns

Recommended Posts

R/Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo dhaweyn heer qaran kala kulmay Madaxda iyo Shacabka Galmudug kuwaas oo wafdiga ku soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug.

 

Warar been abuur ah oo lagu qoray website-yada qaar ayaa sheegaya inuu R/wasaare Saacid u hoyday dhinaca waqooyiga magalada Galkacyo, Wararkan ayaa ah kuwa been abuur ah Madaxda Galmudug ayaa casho sharaf ugu sameeyay Hotel Embassy waftigii uu hogaaminayay R/wasaare Cabdi Farax Shirdoon, wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xusein Guulleed, Wasiirka maaliyada iyo Qorshaynta Maxamuud Xasan Sulayman iyo Xilldhibaano katirsan barlamaanka Somaliya,

Saacid123131.jpg

Waa halka Wafdiga DFS ay ku hoydeen.

 

Casho sharafta kadib ayaa waxaa codsaday inay caawa u hoydaan dhinaca waqooyi ee magalada Galkacyo oo ay kasoo jeedaan wasiirka maaliyada iyo Qorshaynta Somalia Maxamuud Xasan Suleyman iyo Xilldhibaano ayaguna kasoo jeeda isir ahaan dhinaca waqooyiga Galkacyo, M/weynaha Galmudug ayaa codsigaasi aqbalay ayadoo uu R/wasaaraha Somaliya Saacidna ka aqbalay wasiirka iyo xilldhibaanada kamidka ahaa waftiga’ Max’ed Xasan Sulayman ayaa Ciidamada daraawiishta Galmudug u galbiyeen dhinaca waqooyi ee magalada Galkacyo’ Wararka naga soo gaaraya dhanka waqooyi ayaa sheegaya in la dejiyay wasiirka iyo xilldhibaanadii la socday hotel Sugule.

 

Dhinaca kale R/wasaaraha Somaliya Mudane Cabdi Farax Shirdoon Saacid iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa quraacdii kadib kulan la qaatay madaxda Galmudug ayadoo uu Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Somaliya Mudane C/kariin uu ka dhoofay magalada Galkacyo asagoo kusii jeeda shirweynaha ka furmaya magalada Qahira ee dalka Masar

 

Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleybaan iyo Xildhibaanadii ku hoyday waqootiga Galkacyo si ay eheladooda usoo arkaan ayaa maanta galinka danbe laga filayaa inay kusoo biiraan waftiga uu hogaaminayo R/wasaare Saacid.

Saacid12313.jpg

Sikastaba ha ahaatee R/wasaaraha dowlada federaalka Somaliya iyo madaxda Galmudug ayaa horay ugu kulmay magalada Muqdisho ayagoo kulankoodii hore uu jiray isafgarad labada dhinac hase ahaatee aan la shaacin waxa ay isku afgarteen, Hada ayaa la filayaa inay kala sixiixan -doonaan heshiis quseeya labada dhinac kaasoo lasoo saarayo asagoo qoraal ah maalinta barito.

 

Daawo Sawirada Booqashadii oo dhameestiran

saacidgalmudug1.jpg

saacidgalmudug2.jpg

saacidgalmudug3.jpg

saacidgalmudug4.jpg

saacidgalmudug6.jpg

garoonsaacid1.jpg

garoonsaacid.jpg

PM cuts the ribbon to kick start the reconstruction of Abdullahi Isse Stadium in Gaalkayo and pledges 150 000 dollars.

Cise12313.jpg

Pumped up President Qaybdiid shows leadership at home.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Sabriye & co.;926785 wrote:
Roughly 10km.
Gaalkacyo will be second city after the capital Muqdisho to have more than 1 airport.

 

The talks between Galmudug & the Central Federal Government is said reconvene in the near future in order to iron out pressing issues that could not be resolved during the two day talks.

What is wrong with the current landing strips? To many airplanes per hour landing there? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   
:D Guys, say it with your heads held high, what is the main airport called, say it loud, say it proud, who is with me?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing is wrong with the government built airport but this one is being built by business men and only works in favour of the Galmudug authorities. Difference is one is East Galkayo and the other South Galkayo.

 

Think of it in this way, in the event of war between the two sides, the old air strip east of Galkayo will naturally close down due to insecurity while the south far away from the front line will be open for business. I guess Galmudug gets the last laugh. Until then One is shared and used by all while the other is exclusive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sabriye & co.;926850 wrote:
Oba.. You've clearly never been to Galkayo. markaad baahidooda nooga turjumeyso adiga maxaa kaa si ah? They know their needs and motives best!

i've been to Gaalkacyo kow dheh laakin im talking from a economic perspective fahan wax

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this