Sign in to follow this  
Saalax

Yemenis punished for fishing illegally in Republic of Somaliland waters

Recommended Posts

Saalax   

Somaliland Oo Xukun Masaafuris Ah Iyo Ganaax Lacageed Oo Culus Ku Riday Kaluumaysato Reer Yemen Ah

 

Ceerigaabo (Ramaas) Mar 12,2013 – Dawladda Somaliland, ayaa kaluumaysato u dhashay dalka Yemen ku xukuntay in dalka laga mastaafuriyo isla-markaana lagala wareego doontii ay wateen, bixiyaana $ 34000 doolar oo ganaax ah.

 

Maxkamada Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo ayaa xukun ku riday 19 kalluumaysato Yemaniyiin ah oo dabayaaqadii bishii hore ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigeen, iyagga oo si aan sharci ahayn uga kaluumaysanaya biyaha Somaliland, ayaa maxkamadu ku xukuntay ganaax lacageed oo dhan 34 kun oo doolar, in lagala wareego doonidii ay wateen isla-markaana dalka laga mastaafuriyo.

 

Maaha markii ugu horeysay ee ay ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigaan kaluumaysato ajaanib ah oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya biyaha bada ee Somaliland.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this