Sign in to follow this  
Liibaan

Shirka Dhowaan Golayaasha Dowlada Khaatumo State ku Yeelanayaan Caasimada Taleex

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Shirka Dhowaan Golayaasha Dowlada Khaatumo State ku Yeelanayaan Caasimada Taleex

 

 

Kulan Looga hadlayey Qorshaha Shirka Dhawaan Golayaasha Khaatumo ku Yeelanayaan Taleex waxaana ay sheegeen in AGEN-DAHA shirkaasi lagu Gorfaynayey.

 

Magaaladda Taleex ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Khaatumo waxaa Shalay ka furmay kulan balaadhan oo ay iskugu Yimaadeen Masuuliyiinta Kala duwan ee Maamulka waxaana shirkan si wada jir ah u shir gudoominayey Labada Madaxwayne ee Maamulka Khaatumo waa Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac INDHOSHEEL iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan Axmed KARAASH.

 

Kulankan oo Mudo Dheer qaatay ayaa Golaha Wasiiradda iyo Agaasimayaashu waxa uu ahaa mid saxaafadda Dibada ka joogto Ugu Danbayntiina waxaa warbaahinta uga warbixiyey Labada madaxwayne ee Maamulka Khaatumo waxa ayna sheegeen in uu ahaa Kulan Looga hadlayey Qorshaha Shirka Dhawaan Golayaasha Khaatumo ku Yeelanayaan Taleex waxaana ay sheegeen in AGEN-DAHA shirkaasi lagu Gorfaynayey.

 

Sidoo Kale Labada madaxwayne ayaa si wada jir ah Hoosta Uga xariiqay in wajigii 1aad ee Shirkaasi uu yahay kan ay Golaha Maamulku ku yeesheen Madaxtooyada isla mar ahaantaana wajigiisii 1aad hada furanyahay waxa ayna sheegeen in shirkaasi uu yahay mid quseeya golayaasha maamulka iyo cidii kale ee Laga-ma maar maan u ah ee ay aqoonyahanada Khaatumo kamid yihiin.

Ka Daawo xagga sare" Watch"

 

Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi, Taleex

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this