QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 Wadani;919566 wrote: Traditional somali standards for female beauty are: midab saafi ah oo noqon kara maariin ama casaan, cirid iyo dibno (bushumaan) madow, ilko cad oo siman, san dhuuban, waji qorqoran, indho waawayn, qoor dheer, timo dheer oo jilicsan ama jileeca xiga, xaad saaran gacmaha iyo lugaha, waa inay dheertahay, dhex dhuuban tahay, hilibna ay ku yeelataa kubabka, gacmaha iyo meelaha kalee xasaasiga ah lol. Maxaan ka tagay? Fine lines on the long giraffe-like neck - cabaadho/cabaaro??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 Jacaylbaro;919602 wrote: The Somali concept of Beauty: Well, she DOES look elephanty....:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 Salahudin;919577 wrote: Wadani, gabdhaha aad tilmaantay somali galbeed ayaa laga helaa un sxb, dhulka kale way ku yar yihiin mana aqan sababta.... Lack of travel on your part? :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 19, 2013 QansaxMeygaag;919626 wrote: Fine lines on the long giraffe-like neck - cabaadho/cabaaro??? I knew I forgot something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 19, 2013 Rahima, the word qalanjo is used as a metaphor for outstanding beauty / muuqdheer nimada quruxda gabadha. Geenyadana is truely a beautiful animal to Somaalis, tall, elegant, qab leh - again used as a metaphor. We have to appreciate the cultural context our language is embedded in: conservative, poetic and nomadic. So direct descriptions of girls were few. The dawn, sunset, greenery of the rain seasons, flowers etc are all used to capture the beauty of the person described. .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted February 19, 2013 ^ I do get it Blessed , just making an observation about that particular animal. I mean honestly, of all the animals possible, an elephant? Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 Wadani;919637 wrote: I knew I forgot something. There was a qaraami song "qamarey" with a line qoortaada dheerey/laguqoray cabaadhyada I found it, I found it! here: http://maalmo.com/hees/k/kooshin_qamar-3.html By Kooshin! Anyone wants to have a go at the lyrics? Can't figure the lady in the duet singing "qumanoow"... I am dedicating the song to all the ladies on SOL; am sure you are all gorgeous somali geenyas :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 Rahima;919643 wrote: ^ I do get it Blessed , just making an observation about that particular animal. I mean honestly, of all the animals possible, an elephant? One of many, sorry, I started this! Many girls called Geenya, the mythical animal....that sounds much better than a she-elephant.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted February 19, 2013 ^ You learn something new every day, Geenya- that is a first. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 19, 2013 Rahima lol. I know what you mean but we're not supposed to take it literally.. Shukaansiga ha ka jiidhiin wiilka dee lol Wadani / Ina Maygaag , it's magool and beer dilaacshe AUN. My favourit song. She says: waxan kugu qadariya Amba kugu qiyaasaa Qabri hoose mooyo Qumanoow qarnigaba ma noolee Nabi Yusuf quruxdii Qaadirkeenu siiyaa Adna qayba ka wadataa oo Qarykaa ku dhaaftee Yadaa ka amaan wacan ninka lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 19, 2013 Yet you will get a girl that would not fit any of these Somali measurments of beauty being called the prettiest of all. "how?" I hear you ask. Err..jinn bay leedahay. Naga daaya dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted February 19, 2013 *Blessed;919652 wrote: Rahima lol. I know what you mean but we're not supposed to take it literally.. Shukaansiga ha ka jiidhiin wiilka dee lol Wadani / Ina Maygaag , it's magool and beer dilaacshe AUN. My favourit song. She says: waxan kugu qadariya Amba kugu qiyaasaa Qabri hoose mooyo Qumanoow qarnigaba ma noolee Nabi Yusuf quruxdii Qaadirkeenu siiyaa Adna qayba ka wadataa oo Qarykaa ku dhaaftee Yadaa ka amaan wacan ninka lol Awwwwwwwwww! I think I'd run 100km after any gabadh who sang that for me... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 19, 2013 Geeljire's definition of qurux: Sifooyinka ay qurux dumar ku tilmaameen geeljiriyaashii hore waa sidaan: Afar waa inay gabadhu u dheer tahay: Labada gacmood, timaha iyo qoorta Afar waa inay dhumuc u leedahay: Labada kub iyo labada cududdood. Afar waa inay u caddahay: Labada indhood iyo afka labadiisa lakab Afar waa inay u madowdahay: Labada sunniyood iyo labada indhood wiilashooda. Afar waa inay deeb u leedahay: Labada dibnood iyo labada mudane (naasaha caaradooda). Labana waa inay u dhuuban tahay: Qoorta iyo dhexda. Labana waa inay u shushuban tahay: Labada dhaban. Halna waa inay u qoran tahay: Sanka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 19, 2013 Gabdhaha xiiran baa qurxoon Quote Share this post Link to post Share on other sites