Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xamar - Janaayo, 2013

Recommended Posts

Marinaayana maxee ahayd? Liido maaka wadaa? If yes, waa tagay habeen iyo duhurba.

 

One thing I realized while I was in Xamar was the absence of birds in the city. I know inay aad u qaxeen the avian family, but their absence in the city was very noticeable to me. Early mornings every day -- 6:30 am -- waxaa kusoo kici jiray dhawaaqa hoomanka baabuurta (biiiib, biiiiiiiib), not the singing of the birds. Granted, the hotel I was staying at was on jidka Maka Almakurama at Guriga Shaqaalaha, my room's window facing that very, very busy thoroughfare. Hoomanka baabuurta sidee u bilowdaan aroortii ilaa laba saac habeenimo (8 pm) wee yeeri jireen nonstop. Sick.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaaraan? Xamar mee ka tirsantahay Kaaraan maanta? Kaaraan, Yaaqshiid, Huriwaa iyo kuwa kaleba Xamar maanta laguma xisaabiyo. Waa 'old' Xamar degmooyinkaas, dad fara ku tiris ayaana degan. The 'new' Xamar waxee bilaabaneysaa wixii dhanka koonfur kasoo ah jidka Wadnaha, especially jidka Maka Almakurama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;918614 wrote:
Kaaraan? Xamar mee ka tirsantahay Kaaraan maanta? Kaaraan, Yaaqshiid, Huriwaa iyo kuwa kaleba Xamar maanta laguma xisaabiyo. Waa 'old' Xamar degmooyinkaas, dad fara ku tiris ayaana degan. The 'new' Xamar waxee bilaabaneysaa wixii dhanka koonfur kasoo ah jidka Wadnaha, especially jidka Maka Almakurama.

Sheeko, people are buying 5-6 million dollar houses in Marinaaya, yaaqshiid traffic jam kama dhamaato a friend of mine told me this morning. Malaha adiga ayaay saas kula tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL im going to xamar this June. war sxb walahi i spoke to my adeeryalo who lives in Yaaqshiid as well some weeks ago they said amaanka aad ayuu fiican yahay maalin iyo habeen. Kaaraan is true gar ahaan arjantiin and those areas aint good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this