Sign in to follow this  
brainblaster456

Signs of Yawm ul Qiyama (The Hour)

Recommended Posts

Al shabaab ciqaabta kaliya la marsiin karo waa in maxkamad la horkeenaa oo sharciga la mariyaa. Laakiin second life ama nolol danbe xaqiiqdii waa fantacy. Wax cadeeyn ah ma jirto in ay jirto aakhiro ama nolol kale markaad dhimato ka dib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boondheere;914508 wrote:
Al shabaab ciqaabta kaliya la marsiin karo waa in maxkamad la horkeenaa oo sharciga la mariyaa. Laakiin second life ama nolol danbe xaqiiqdii waa fantacy. Wax cadeeyn ah ma jirto in ay jirto aakhiro ama nolol kale markaad dhimato ka dib.

Hadeey mar sheekadu sidaas tahay al-Shabaab badan ayaa ciqaabta ka baxsadey am aka baxsan doono maxaa yeeley wejiyadooda wey qarshaan markey wax dilaayaan.

Walaal Boondheere, anigu waxba ka ma qabo waxaad aaminsantahy ee diinta aan aminsanahay ee Islaamka ah waxey Muslimiintu fartaa ineey wax dhib ah dadka kale u geysan oo ay si wanaagsan ula dhaqmaan. Al-Shabaab iyo kuwa lamid ah ee dhibaatooyinka dadka u geeystey waxaan aminsanahay inuu jiro Ilaah ka awaal marin doona dhibaatada ay ummadiisa gaarsiiyeen.

Ilaahayoow xaqa ina tus oo naga dhig kuwii raaca

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this