Sign in to follow this  
Jacaylbaro

After 50 yrs of life, Somali Immigrants Suffering in the Arab Countries (UAE)

Recommended Posts

gooni   

شرقاً أو غرباً ، الوطن هو الأفضل

Dagaalkii koowaad iyo kii 2aad waxaa soomaaliya kasoo dhoofi jiray soomaali koooban oo mutacalimiina una badnaa reer gaalkacyood markoodii horana cadan soo maray carabigana si fiican ugu hadli jiray,ka dibna khaliijka usoo gudbi jiray nin isku ilooba iyo nin ka shaqaystaba,waa dambay reer waqooyigu iyoo reer koonfur soo galeen waana markay qasantay oo soomaalida la bartay

 

 

Si kastaba 50,sano oo dhul gaalo ku noolaado waxaa u dhaanta asagoo saxraha masa lugaleyda ku cuna dhagihiisuna adaan dheer maqlaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

^ lol Wallee waad iska hadashay. Waaga ay reer waqooyigu (SNM, Khaatumo, Maakhir) u badnaayeen khaliijka sumcad ayay soomaalidu meesha ku lahaayeen. Reer koonfuurta ayaa meesha ku ciyaaray, no offense to my southern borthers :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

N.O.R.F;908428 wrote:
^Help from his own people dee. Waxa aan diidanhay why Somalis always look to blame others. Where is his family? Miyuu diiday inu noqdo? Would it be better for him back home?

Let's be frank. We all know you'd be frothing at the mouth if it was Israel or the USA instead of UAE. Once again, Arab stooges are coming to the defense of the cruel and barbaric instead of standing by the victims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this