Sign in to follow this  
Haatu

Su'aashan bal ka jawaab

Recommended Posts

Coofle;963411 wrote:
Qoonsi
= dhibsasho ; Tusaale
"Waxa aan qoonsaday sida Warsame ula dhaqmay booyaasada (Adeegto) "

Silloon
= wax ka si yihiin/aan fiicnayn/xun/ etc.....Tusaale
"Samatar ayaa si kulul ugu yidhi maslax
'naga tag bahalyahaw sillooni"

 

The difference between the aforementioned words is a little bit tricky, its those words you differentiate by experience but when asked to classify objectively it becomes difficult, but let me try.Any help would be appreciated.

Agaasin
=To Direct /badiyaa waxa at tusaalaysaa heer maamul (Management not executive) waxa ay is raacaan ereyada
Maarayn
iyo
Maamul

Abaabul
=In fal la fulinayo la bilaabo /
"waxa aan abaabulaynaa dibad-bax ka dhan ah xukuumada"

Qabanqaabin
= This is somewhat opposite to Agaasin (executive rather than managerial) ;in la diyaarsho oo la qabto hawlihii fal la fulinayo u baahnaa

"Waxa mahad iska leh Ardayda fasalka 6aad oo soo qabanqaabiyay xaflada tan"

Wax badan isku dhex walaaqeysaa, widaay.

 

Agaasin (verb, rarely used), agaasime (noun) = executive

Qabanqaabiye = planner

Maareeye = manager

Maamulle = administrator

 

Maamule iyo maareeye labadaan erey mar mar isku micno loo isticmaalaa, both administrator iyo manager loo isticmaalaa interchangeably. Waxaana ka sareeyo jago ahaan agaasimaha, the executive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adigaaba sheegay in lagu dhaco ama......

Well, ama waad ku dhici (fail) ama waad ku guuleysan (gudbey). Somalidu waxay isticmaalaan carabi: waa ku saaqiday ama waa ku najaxay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

said:

weydiinta waxaa jawaabteedu ila tahay "baasay = Gudbe"

 

Imtixaana = layli

Layli waa exercise (i.e. maths exercises to complete and answer).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this