Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Cabdi cawar even fails as a member of Parliament Good bye

Recommended Posts

DEG DEG: C/wali Gaas Oo Booskiisii Xildhibaanimo Lagu Soo Badalay Xildhibaan kale

 

Muqdisho (RBC Radio) Xildhibaan C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka tanaa sulay ka mid ahaanshaha baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xildhibaan C/wali Gaas uu ka baxay baarlamaanka isla markaana bookiisii lagu soo badalay xildhibaan kale.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in xildhibaan Xuseen Qaliif Xaashi oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya uu iska dhiibay xilkiisa wuxuuna tilmaamay gudoomiyaha baarlamaanka in xildhibaan kale lagu soo badalay xildhibaankaasi.

Raysay wasaarihii Hore ee Soomaaliya C/wali Maxamed Gaas ayaa wuxuu ka mid ahaa musharixiintii u tartamay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya doorashadii sanadkaan ka dhacday magaalada Muqdisho.

Gaas ayaanan kulamdii baarlamaanka Soomaaliya aanan ka soo qaybgalin mudooyinkii ugu danbeeyay asagoo ku maqnaa wadanka dibadiisa oo aanan joogin magaalada Muqdisho.

Masuulkaan ayaa haatan wuxuu ku suganyahay magaalada Nairobi waxaana laga yaabaa in uu isku diyaarinayo doorashada madaxtinimo ee maamulka Puntland, inkastoo madaxweyne Faroole uu doonayo in uu mudo hal sano ah uu ku darsado xiliga uu sii joogayo xafiiska.

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Xaaji I respect and admire this man, any man who could not get the support of faroole gets my vote, and anyone who gets off the gravy train called the somali federal parliament is either mad or cunning like a fox.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this