sharma-arke451 Posted December 26, 2012 from a reliable source am told that, the admin in kismayu are planning to turn down the coming of a high level ministerial delegation from muqdisho, as they did the other time. Their plan is to return the delegation, point blank. Axmad, who was in nairobi, was urgently flown back to kismayu this evening, after the admin were informed of the coming of the delegates. The current admin in kismayu town have a diplomatic black out relationship with the government, due to a rigid inacceptance of formation of the jubaland state from the president, they say. Secondly, am told, they are firmly decided to form a new state within a month, at most. This decision comes at a point in time when president hassan made it clear that his government won't recognize any admin for those regions formed by the current admin. However the situation, we wait what comes forth of these tough plans, which ofcourse will unfold a new challenge for the goevernment. Wal cowdatu cala naaqil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 26, 2012 Which regions will form a government exactly? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted December 27, 2012 jubada hoose, jubada dhexe and gedo regions, am told. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 27, 2012 :D allow nin waxba ogeyn ha cadaabin Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted December 27, 2012 Allahuma amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 27, 2012 oba hiloowlow;902314 wrote: :D allow nin waxba ogeyn ha cadaabin Oba....saaxiiboow please Shiribkii Abwaan Barre Maxamed Fiidoow, Barre Leento the Legend halkaan ku soo xoor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 27, 2012 Barre waa rageedii....thanks Oba....ninkaan Caddaalad xitaa reer tolkiis Dayniile waa u dhammeeyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 27, 2012 This kismayo thing should be left alone until there is an admin in place, just my two cents. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 27, 2012 Wafdi ka koobnaa illaa sadex wasiir oo ka tirsan dowlada Somalia iyo saraakiisha ciidamada saakana ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Xubnahan oo ka koobnaa Wasiirka Gaashaandhiga, wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta iyo wasiirka cadaalada iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amingaqaranka ee dowlada Somalia oo ay wehliyaan saraakiil uu ka mid ahaa taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed Jen. C/qaadir Cali Diini ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonla Kismaayo masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada Jabhada Raaskambooni iyo milateriga Kenya. Wafdiga ayaa garoonka dayuuradaha ee magaalada Kismaayo waxy salaam sharaf kaga qaateen cutibyo ka tirsan ciidamada dowlada ee magaalada Kismaayo, iyadoo halkaas ay kooxda baambeydu ka garaacday muusikada astaanta u ah calanka Soomaaliya. Intaa ka dib waxaa waxaa wafdigaas waxaa loo gelbiyey gudaha magaaalada Kismaayo iyadoo amaanka magaalada si weyn loo xoojiyey ciidamadana lgu daadiyey jidadka magaaladaas, waxayna kulamo la leeyihiin madaxda iyo saraakiisha halkaas ku sugan, iyagoo kormeero ku tagi doona xarumo ay ka mid yihiin dekeda Kismaayo, isbitaalka Guud xarumaha maamulka saldhigyada ciidamada iyo meelo kale. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Deyniilecom@hotmail.com Webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 27, 2012 Wafdigii ka socday dowladda ee gaaray Kismaayo oo kulan la qaatay maamulka KMG ah ee magaaladaasi Wafdi ka tirsan Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay kulamo kula qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee gobolkaasi. Wafdigan ka socday labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha waxaana ku wehliyay wasiirka warfaafinta, wasiirka gaashaandhiga, taliyaha ciidamada XDS, wasiir ku xigeenada wasaaradaha warfaafinta gaashaandhiga iyo saraakiil ciidan. Wafdiga ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay madaxda maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo, kuwaas oo ay kala hadleen xaalada Kismaayo waxaana kulanka ay qaateen mas’uuliyiinta uu ahaa mid ay saxaafadda dibad joog ka ahaayeen. Markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa waxaa saxaafadda ka hadlay wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka Mudane C/xakiim Xuseen Guuleed kaas oo sheegay in kulankan uu ahaa mid ay uga arrinsanayeen xaalada Kismaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 27, 2012 Wafdi ka socda dowladda oo gaaray magaalada Kismayo Wafdi sare oo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray caasimadda gobolka J/hoose ee Kismaayo. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Faqi, wasiirka warfafainta iyo isgaarsiinta & boostada iyo dalxiiska C/laahi Ciilmooge Xirsi. Waxaa sidoo kale wafdigan ka mid ah saraakiil ciidan iyo wasiiro xiggno ay ka mid yihiin taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini. Wafdigan ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites