Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news triple explosions Hit Eastleigh Nairobi

Recommended Posts

Deg deg :- Qaraxyo ka dhacay Xaafadda Islii

Dec 16, 2012 -

 

Wararka ka’imaanaya Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii ee Magaalada Nairobi ayaa wexey sheegayaan in Caawo mar qura ay Xaafadda ka dheceen Sedex Qarax.

 

Mid kamid ah Sedexda Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay Dhinaca Guryaha Ushrika ee Xaafadda Islii, waxaana lasoo sheegayaa in Labo kale ay isla xaafadda ka dheceen.

 

Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxyada, waxaana maalmahaanba Xaafadda Islii kusoo badanayay qaraxyada lala beegsado meelaha ay dadka isugu yimaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SeeKer   

^ You work for AP news or something. How did you get a jump on the story lol. Twitter says blast centered at a club in ushirika and outside a mosque. This is heartbreaking and should make the elections all the more tense in Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this