Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Dagaal ruxay badhtamaha kismayo Boocame Online- Waraka ka imaanya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay magaaladaasi Kismaayo kaasi oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ah ee ka jira magaaladaasi. Waxaa la sheegay dagaalkaan in uu ahaa mid xoogan oo leesku adeegsaday xub cul culus wuxuuna ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ugu waramay warbaahinta in dagaalkaan uu cabsi galiyay dadka deegaanka isla markaana intii uu socday uu ahaa mid dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi. Ciidamada qaarkood ayaa waxay taageersanaayeen Sh.Cusmaan Aw libaax oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo waxaana sidoo kale ciidamo Sh.Axmed Madoobe taageersan iyana la dagaalameyn ciidamadii ka baxay. Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayuuna dagaalka ka dhacay waxaana lasoo warinayaa in khasaaro dhimasho Labo qofood ah iyo dhaawac Sadax askari ay kasoo kala gaartay ciidamadii dagaalamay. Dagaalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili haatan lagu howlanyahay in maamul loo sameeyo gobalada Jubooyinka kaasi oo wali leesku fahmi layahay qaabka uu noqonayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 14, 2012 , Kismaayo iska daa warkeeda ee horta ma ladan tahay..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Kismaayo Muqdisho (RBC Radio) Waraka ka imaanya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay magaaladaasi Kismaayo kaasi oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ah ee ka jira magaaladaasi. Waxaa la sheegay dagaalkaan in uu ahaa mid xoogan oo leesku adeegsaday xub cul culus wuxuuna ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ugu waramay warbaahinta in dagaalkaan uu cabsi galiyay dadka deegaanka isla markaana intii uu socday uu ahaa mid dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi. Ciidamada qaarkood ayaa waxay taageersanaayeen Sh.Cusmaan Aw libaax oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo waxaana sidoo kale ciidamo Sh.Axmed Madoobe taageersan iyana la dagaalameyn ciidamadii ka baxay. Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayuuna dagaalka ka dhacay waxaana lasoo warinayaa in khasaaro dhimasho Labo qofood ah iyo dhaawac Sadax askari ay kasoo kala gaartay ciidamadii dagaalamay. Dagaalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili haatan lagu howlanyahay in maamul loo sameeyo gobalada Jubooyinka kaasi oo wali leesku fahmi layahay qaabka uu noqonayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Taleexi;899037 wrote: , Kismaayo iska daa warkeeda ee horta ma ladan tahay..... Alxamdullilah wa nimco ilaahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 14, 2012 Ma iskuulka warka xun in la soo dhejiyo uun baad ku takhasustay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Mayaa wararki jira uun baa la so tabiyaa dee wax kale maha kheyr iyo shar ba, war wa war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2012 On Friday, XX visits SOL forum with more prayers for war in Kismayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 14, 2012 Ma duco xaqdaro buu Rabbi aqbali? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2012 ^^No. But it shows a level desperation unseen before on his part. Bigger numbers are praying for peace in & out side of the country for Kismayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 I wonder were the Kenyans were probably enjoying the blue sea the white sand drinking a cocktail on the beach. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 14, 2012 A political solution which makes everyone satisfied is the answer. If not, instability preceded the Kenyans in Kismaayo and will succeed them afterwards. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 14, 2012 so what is the latest news Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2012 Tried to find out more, but nothing is reported. Xaajiga war laga rabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 15, 2012 Taleexi;899043 wrote: Ma iskuulka warka xun in la soo dhejiyo uun baad ku takhasustay? Malaha kan warka xun ee Koofurta ayuu ka soo baxay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 15, 2012 xiinfaniin;899167 wrote: Tried to find out more, but nothing is reported. Xaajiga war laga rabaa lol..Xiin and his denail....Dagaalkan Mr. Libaax Ahlu-Suna iyo Gen. Shiikh, Madaxweyne, Warlord Madoobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites