Sign in to follow this  
Abwaan

Wasiir dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada oo la magacaabay (Aqriso magacyada)

Recommended Posts

Abwaan waxasi wa huuhaa Somaliland iyo Somalia halkeedi bay wali kala taganyihin wax is badalay anigu ma arko, uma layn mayo inay taasina wax iska badalayso. Laakin inta ka sakow waxa fiican in Somalia laa haykalki dawladnimo loo dhiso oo dawlad wanaagsan loo dhiso , Somaliland iska iloow, dawlada Somalia ba cid reer Somaliland ah kuma so darin xukumada Somalia taasa ku fariin ah. Marka wakhtigeeda sug markay SL iyo Somalia wada hadlaan taasa ka dhexeysa labada dal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX, Huuhaa labo ma ahan ee waa midda aad adigu iskugu sheekeynayso iyo mid aan jirin. Kaalay aniga isku day inaad i cammayso. Eeddo Hillary and back in February miyaa hadal ka dambeeyey?:D Naga daa cayaarta ninyahow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan Edo Hillary waxy micne ma odhan dee shirki na waxa la yidhi walala socda in sh dalxiis lo kordhhin karin in budhcad badeedka lala dagaalamo in qariirada road mapka la raaco in shabaab la cidhib tiro in ciidamada amisom la soo kordhiyo iyo in ay Somaliland iyo dawlada kumeelgaadka Somalia ama ta badasho ay wada hadlaan ,hala wada hadlo si mustaqbalkooda siysadeed loo qeexo beesha calaamkuna wada hadalkooda way tegeereysa London intasa ka so baxday. Marka ma garanayo abwaanow dunidad ku nooshihid, anigu maxaan ku camayn abwaanow anigu ma nin dadka dhacaad i mooday xaaji dhan baan ahay oo ilaahay ka cabsanaya:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this