Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

Liibaan   

A_Khadar;904609 wrote:
Guul to all somalis everywhere specially to Khatumates.. As I am travelling to NYC by that weekend of Jan 12th Insha'lah, I am sadden that I will miss the 1st annual celebration of Khatumo. Congrats to the hard work.

Khadar, Insha Allah Guul to all Somali people including Khatumites. Sanad Guuro Wanaagsan Dhamaan Shacabka Khaatumo State

2412.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Golaha Sare ee Dhaqanka Maamulka Khaatumo State oo Maanta Gaadhay Deegaanka Dandan Siwayna Loogu Soo Dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo ayaa saaka Shirwayne uga furmay deegaanka Dan-dan ay kaga hadlayaan Xaalada Deegaanka Cusub ee Geed xamarka Waxaana deegaankaasi Maanta soo gaadhay Waftiyo kala duwan oo isimo ah oo ay kamid yihiin Garad Jamac Garad Cali iyo Sulsaan Sicii Cisman Cali Garaad Saleebaan Buraale aadan iyo Cuqaal kale.

Tuulada dandan ayaana Waxaa Waftigani ku soo dhaweeyey Garad Jamac Garad Ismaciil Ducaale iyo Caaqil Cabdi Jamac Bile oo isimada deegaankaasi Casuumaad Balaadhan ugu sameeyey iyadoona Muhiimada kulankaasi ku saabsanaan ama shirkaasi ay ahayd Xalinta Khilaafka ka taagan deegaankaasi oo isimadu ay sheegeen inay soo afjaraan Saacadaha soo socda.

Waxayna Isimadani deegaankaasi kula Kulmi Doonaan Garabyo ka kala socda Labada Dhinac Waa beelaha Guuleed garaad iyo Cali Axmed oo iyagu deegaankaasi ku muransan haatan, Waxaana Kaloo Isimadani lagu Wadaa inay ka sii Wadahadlaan Guud ahaanba arimaha haatan ka taagan deegaanka Khaatumo.

" frameborder="0" allowfullscreen>

111.jpg

2.jpg

10.jpg

9.jpg

51.jpg

4.jpg

31.jpg

shirgaradadeed-dandan-1.jpg

shirgaradadeed-dandan.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites

War dhulbahantow waan idin salaamay iyo intii khaatumaysanba, maashallaah sanad guuro wacan waxaan ilaahay inooga baryey in sanadkan sanadka ku xigana barwaaqo inugu gaadhsiiyo

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Farhareri;905687 wrote:
War dhulbahantow waan idin salaamay iyo intii khaatumaysanba, maashallaah sanad guuro wacan waxaan ilaahay inooga baryey in sanadkan sanadka ku xigana barwaaqo inugu gaadhsiiyo

Ina adeer waan kaa qaadey salaanta. Maanta waa maalin mudan oo runta haddii la isu sheego ah maalin taariikhii ah. Waxaan rumeesanahay in midnimada soomaaliyeed iyo sii ahaan tan Khaatumo in aad loogu shaqeeyo oo aan is raacno.

Anaga oo ah reer Khaatumo waa in aan arimaha bulshada xoog uu saarnaa, ina adeer, hambalyo hambalyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia;905696 wrote:

Inaadeer sax weeye inkastoon anigu khaatumo iyo madaxdeeda yara dhaleecaynayo hadana isku duubnida ayaa fiican meeshi tolku u bato waa in aan loo kala hadhin marka waan kugu raacsanahay in arimaha bulshada xoog la saaro mida kale in dadka la wacyi galiyo weeye oo dee wixii soo kordha ay ka qaybqaataan iyaguba

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Farhareri;905699 wrote:

Dee tol iska socda oo dad dan guud ku talin wata meel fiican kuma hariyaan. Aniga laftigey tolka iyo umada hada wadata Khaatumo waa labo, ee Khaatumada la sheegiyo maanta ma wadato magac tol sidii aan dooniyey ee wixii wadataa musuqmaasuq.

Waxaan ilaahi baryaa uu in la isu imaado oona laga fekero heerka aan maanta ku socono. Maxaa la soo wadaa oo bulshada ku qanci karto, waa kow.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;905700 wrote:
loooool farhareeri awoowe ninkan somalia la yirahdo yuu kuugu ciyaarin waa nin reer puntland
:D

War bax iga fuq :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia;905707 wrote:
Dee tol iska socda oo dad dan guud ku talin wata meel fiican kuma hariyaan. Aniga laftigey tolka iyo umada hada wadata Khaatumo waa labo, ee Khaatumada la sheegiyo maanta ma wadato magac tol sidii aan dooniyey ee wixii wadataa musuqmaasuq.

Waxaan ilaahi baryaa uu in la isu imaado oona laga fekero heerka aan maanta ku socono. Maxaa la soo wadaa oo bulshada ku qanci karto, waa kow.

Somalia - inagu tol waynu nahaye dee iga ilaali bahasha meeshaad ku socotid way ii muuqataa mar hadii lagu fashiliyey lool

Oba - awoowe melezkan meesha kugu qoran waxay?

Share this post

Link to post
Share on other sites

'Liibaan';905710 wrote:
Mucaadridnimada Khaatumo State, meel kale la aada fadlan.

Inadeer mucaarad ma ihi walee adba way jiraan waxyaalo yaryar oo aadan ku raacsanayn maamulka khaatumo dabcan hadana waa maamulkeeni

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this