Sign in to follow this  
Abwaan

Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta su'aalo weydiiyey labo wasiir

Recommended Posts

Ismahaan   

Aad baan ugu faraxsanahay in aay Barlamaanku maanta ka hadleen safaaradii soomaaliya ku lahaayd Roma ee lagu muransanaa baryahaan in la iibsaday iyo in la kiraaystey. Well done to members of Somali Parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Labada wasiir ayaa horey Shirguddoonka baarlamaanku ugu yeeray si ay uga jawaabaan su’aalo la xiriira shaqadooda, kadib markii qaar kamid ah Xildhibaanadu codsadeen.

 

Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa la weydiiyey waxa ay kala socota wararka sheegaya in la gatey dhismihii safaaraddii Soomaaliya ku lahayd dalka Talyaaniga iyo inla kireeyey.

 

Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji ayaa arrintaas uga jawaabtey in ay guddi u saareen isla amrkaana daba galayaan arrintaas wixii ka soo baxana ay horgeyn doonaan baarlamaanka Soomaaliya. Waxaana ay raaligelin ka bixisey in arrintaas baarlamaanka aan lala socodsiin haddana ay ku daba jiraan sidii loo soo afjari lahaa.

 

http://horseedmedia.net/2012/12/11/laba-wasiir-oo-ka-tirsan-xukuumadda-federaalka-oo-xildhibaanada-barlamaanku-suaalo-weydiiyeen/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I agree with Mr Ismahaan. I welcome summoning of the foreign minister, sadly it is not for the reason I wanted (because she is a secessionist) but because Nuur Cadde is taking unilateral steps without the approval of parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

A_Khadar;897849 wrote:
Sakiin looma darsan, laakiin shiriif ahmed waa loo darsaday.. Gurguurtee too much qabyaalada iyo power hunger baa ka muuqda..

lol...brother A_Khadar. I know in Khaatumo ay Shariif Sh. Axmed u darsatay:D, laakiin madaxweynahan bal wakhti halla siiyo. Xitaa 6 bilood weli uma dhammaan ee goormaa lagala hortagaa dacaayad iyo mucaarad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Abwaan no dacaayad iyo mucaaradnimo yet. The Gurgurtee name is known and called by everyone to the president so as the president himself denoted. That is just his nickname. We are society of nicknames, Afweyne, Ali naafto, yey etc.. But honestly the man mishaps and missteps right now but totally agreed with you to give him the benefit of a doubt..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this