Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Reer Xamarkii iyo....

Recommended Posts

Salaan...

 

Though, this is a sad story, but we have to tell it anyway. Though, it might be untrue, but yet who knows.

 

Sheekadaan qarkiin inee maqleen aa jeclahay, kii maqlin ila fiiri hee.

________________

 

Habeen habeenada kamid ah aa reer xamarkoo shufto usoo dhacday. Intee haysteen oo maal ah markii laga qaatey, aa koo saqajaan eh oo mooryaanta kamid ahaa aa wuxuu rabey inuu miskiinkaan reer xamarka eh uu xumeeyo. Xaasidnimo heeree ka gaartey xaaskiisa oo kufsadey. Kuwii kalena saf ay usoo galeen. Ninkaan reer xamarka ahaa markii la kufsanaayi xaaskiis indhiisa oo shan uu ku arkaayi. Meeshuu taagtaa, asagoo Sheekh C/qaadiroow kuhaayo. Bas, markee baxeen oo xaaskii ka taalo, aa maalintii danbe qaraabadii iyo dariskii usoo booqdeen oo inee u shegaan rabeen sidee ugu xun yihiin. Xariifkii reer xamarka hasoo boodo bo, "Ar micna maleh, wixii dhacay waa dhaceen oo Ilaahey aa awood leh oo asagaa u deyneynaa, lakiin waxaa ka xumahay sidee xaaskeey naftirkeed sameysay." Aqiyaartii u imaadey aa dhaheen, "Ar saas ma'aha oo xaaskaa iyada aaba la kufsadee ee see camal?" Reer Xamarkii aa soo boodey hadana, "Ar saas ma'aha; waa la kufsadey waa ogahey oo awood malaheen, ee waxaa i dilaayo oo niyada iga dishay SIDEE UGU NEEKINEYSAY ABIDKEEY INTAAS AABA QABEE HAL HABEEN XATAA SAAS MA IIGU NIIKIN NOOH. Saas caadi miyaa hee, aqiyaarta? Waligee iyadoo saas u niikineyso ma arkin nooh. Walaahi hadii arki lahayd see ugu jirtay idinka xataa waa ku darsan laheydeen nooh. Ar walaahi ma ogi nooh. Inaa fiiriyo waaye. Mastarkeey aa jiran ma'ahee mise kuwooda aa fiyowaa, waligeey iyadoo saas u niikineyso habeenkii xalay tagey lee nooh[/i}."

 

Aqiyaartii u imaadey yaab. Ninkaan wuxuuba ka careysan yahey balaayo kalo, meshii ay ka filayeen inuu meel kale ka xun yahey. Mucjiso xaalkeed lee.

 

Aduun xaalkiisa lee ahaa.

__________________

 

Macsalaama!!

 

[This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 02-03-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this