Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Dam Infrastructures Completed For Waciye. Project Continues Onto Other Towns. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Waaciye: War laga hirgeliyey

27 Nov 27, 2012 - 3:30:24 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar ayaa maanta 27 November,2012 lagu wareejiyey maamulkeeda War biyo qabatin ah oo dhowaanahan dhismaheedu ka socdey halkaasi.

 

Duqa Degmada Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa kala wareegey wartan hayada biyaha u qaabilsan Puntland PSWEYN oo dhankeeda UNICEF ka gudoontey,,iyadoona loo qabtey xaflad kooban furitaankeeda.

 

Duqa degmada Waaciye ayaa ka mahadceliyey wartan loo dhisey ,waxana uu xusey in wajiga ugu haboon looga faa'ideysan doono.

 

Dadka deegaanka iyo waxgaradka ayaa soo dhoweeyey wartan cuusb ee loo dhisey degmada ,waxana ay sheegeen in baahi loo qabey madaama gobolka guud ahaan biyo yaraani ka jirto.

 

Degmada Waaciye ayaa ka mida magaalooyinka Puntland kuwa waayadan danbe sida wayn u balaaranayey islamarkaasina laga hirgeliyey mashaariic horumarineed oo bulshada ku hayneysa deegaanka sida Caafimaadka ,Biyaha iyo waxbarashada.

 

DSC00838.JPG

DSC00840.JPG

DSC00849.JPG

DSC00850.JPG

DSC00862.JPG

DSC00871.JPG

DSC00881.JPG

DSC00905.JPG

DSC00910.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this