Liibaan Posted November 10, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Wafti Khaatumo Ah Oo Uu Hor Kacayay Wasiirka Maaliyada Oo Gaaray Boocame Wafti uu hogaaminayay Wasiirka maaliyada Khaatumo Cismaan Axmed jeex ayaa waxay gaadheen Degmada Boocame iyaga oo bulsha waynta ku dhaqan Boocame la yeeshay kulan. Wasiirka oo la kulmay Odayaasha dhaqanka,Ururada iyo Dhalin yarada ayaa waxa ay uga war bixiyeen xaalada maamulka Khaatumo iyo meesha uu hada marayo isaga oo sheegay in ay Khaatumo ku socoto xawli. Dhanka kale ayaa waftidu waxa ay ka hadleen sidii loo hor marin lahaa Degmada Boocame iyo sidii maamulka loo gaadhsiin lahaa deegaanada kale ee Khaatumo,balse ay hada doonayaan in ay hour mariyaan degmooyinka ay maamulayaan. Wasiirka maaliya Cismaan Axmed Jeex ayaa sheegay in ay doonayaan in ay ka hortagaan sanaaduuq ay maamulka Somaliland doonayaan in ay geeyaan magaalooyinka Khaatumo hase yeeshee ay kaga hor tagayaan arrintaa. Isagoo sidoo kalena u digay maamulka Puntland oo uga digay fariin uu u diray dibin daabyada ay kula jiraan isaga oo xusay in ay taariikhdu xusi doonto waxa foolxumada ah ee ay kula kacayaan reer Puntland. Kulankan ay maamulka Khaatumo ku doonayaan in ay ku hor mariyaan Deegaanada khaatumo ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo dhawaan ay maamulka Somaliland ay la wareegeen Degmo ka tirsan Gobolka sool. Dhanka kale maamulka Khaatumo ayaa wafti ay hogaaminayeen Madax wayne Indha-Sheel iyo Axmed karaash ku maray booqasho Degmooyin ka tirsan Gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 10, 2012 Good news Liibaan make sure the garowe clan enclave doesn't visit Khaatumo areas like Bocaaame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 10, 2012 Puntland Health Minister in Boocame and Tukaruq 4 days ago Puntland Sends Tons of Medicine to its Sool Region Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 10, 2012 Sorry man, I just had to call out your bull. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 10, 2012 Xaaji Xunjuf;887849 wrote: Good news Liibaan make sure the garowe clan enclave doesn't visit Khaatumo areas like Bocaaame. To achieve peace and unity in our country Somalia , Somalis in Khaatumo, Puntland, Somaliland, Jubaland, Galmudug will have to talk/visit to each other. All somalis are welcome in Khaatumo State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 11, 2012 Apparently, Khaatumo takes more burden of Somalia problems yet does not complain. I call more development and bottom-up approach for government structures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 11, 2012 Khatumo struggles but I am sure it will come over at the end.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 11, 2012 XX, as usual is desperate to sew seeds of mistrust between Kinsmen. He thinks the people of these regions are dumb. Oh well, we shall see how things play out. Quote Share this post Link to post Share on other sites