Sign in to follow this  
Jacaylbaro

JB's Trolls Mushakkal

Recommended Posts

Markay maqashay bakeeri, tarmuus, baaf, baaquli, qaado, fargeeto, aashuun, jalamad, ayey cawdubilaysatay oo is tidhi malaha waxaad u timid qoom kale iyo duul kale oo diin kale haysta. Islaan reer Burco ah ayaa Muqdisho ugu tagtay wiilkeeda oo qabay gabadh reer xamar ah.

 

Waxay maqashay gabadhii wiilku qabay oo weelkii ay Burco magacyada kale u taqaanay (tashti, sufur, falaas, madiibad, malqacad, shookad, kildhi) magacyo kale u taqaana. "maama baafka ila qabo nooh" "naa balaayo ku baafisaye maxaan kula qabtaa?" "eedo bakeeri aa iga jabay" "yeelkii, awalba xoola shaydaan buu ahaa" "eedo, baaquli ma qabi jirtay?" "caydu reebban, ha la kala xishoodo". "maama fargeetada ku dhuuq nooh" "naa ha i caayin qumayo far dheer kugu dhuuqdaye".

 

Islaantii waxaa galay shaki ah in wiilkeedu soo guursaday gabadh qoom kale ah ama diin kale haysata. Maalintii dambe ayey iyadoo yaaban u yeedhay gabadhii oo ku tidhi " eddo, Nabigiinu magacii CSW?". Markaasay gabadhii ugu jawaabtay "waxaa la dhahaa Maxamed SCW". Islaantii ayaa degdeg ula soo booday "eddo, hadaba maxaa baasoo weelka idin kaga dhacay?.

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;882838 wrote:
Markay maqashay bakeeri, tarmuus, baaf, baaquli, qaado, fargeeto, aashuun, jalamad, ayey cawdubilaysatay oo is tidhi malaha waxaad u timid qoom kale iyo duul kale oo diin kale haysta. Islaan reer Burco ah ayaa Muqdisho ugu tagtay wiilkeeda oo qabay gabadh reer xamar ah.

 

Waxay maqashay gabadhii wiilku qabay oo weelkii ay Burco magacyada kale u taqaanay (tashti, sufur, falaas, madiibad, malqacad, shookad, kildhi) magacyo kale u taqaana. "maama baafka ila qabo nooh" "naa balaayo ku baafisaye maxaan kula qabtaa?" "eedo bakeeri aa iga jabay" "yeelkii, awalba xoola shaydaan buu ahaa" "eedo, baaquli ma qabi jirtay?" "caydu reebban, ha la kala xishoodo". "maama fargeetada ku dhuuq nooh" "naa ha i caayin qumayo far dheer kugu dhuuqdaye".

 

Islaantii waxaa galay shaki ah in wiilkeedu soo guursaday gabadh qoom kale ah ama diin kale haysata. Maalintii dambe ayey iyadoo yaaban u yeedhay gabadhii oo ku tidhi " eddo, Nabigiinu magacii CSW?". Markaasay gabadhii ugu jawaabtay "waxaa la dhahaa Maxamed SCW". Islaantii ayaa degdeg ula soo booday "eddo, hadaba maxaa baasoo weelka idin kaga dhacay?.

 

 

:D

 

:D :D :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;883013 wrote:
Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed.
:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Islaanta reer Xamarka si fiican ayaabay isku afgarteen:D waxaa Ku fiicneyd in mid reer Baydhabo ah loo geeyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta ma anigaa waalan mise adiga?. Inaan anigu waalanahay sow adiguba imaad garateen mar hore, haddaad fayowdahay?. Laakiin, sideen kuu aamini lahaa?. Inaan sax ahay waxan ku garanayaa, dee adigaaba waalan! Waa la-yaab sida waallidaadu wax noogu tartay xilligii sicir-bararka. Haddaan ogaan lahaa inaad waalan tahay, aniguna waan is-waali lahaa!. Yaase, xaq inoo siiyey inaynu waallideena wax ka sheegno? Kuwaasi iyagaaba waalan hadday jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this