Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Reer Hiiraan '' We Will Join Jubbaland''

Recommended Posts

Nairobi (RBC) Nabadoonada iyo salaadiinta Beesha Cabdi Yuusuf oo ka tirsan Qabiilka *******, degtana gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya , ayaa waxa ay maanta isku raaceen inay wafdi u diraan Magaalada Kismaayo , si ay uga qeybgalaan kulanka looga hadlayo maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka.

 

Nabadoon Axmed Barre Nuur oo kulanka maanta ee Muqdisho ka dhacay ka hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Beesha Cabdi Yuusuf ay diyaar u tahay ka qeybgalkan kulankaasi , si ay uga qeyb noqoto maamulka loo sameyn doono deegaanadaasi , isagoo rajeeyay in maamul loo dhan yahay inuu ka soo bixi doono madasha lagu balansan yahay waa hadii ay goob-joog noqdaan , taladana ay wax ku yeeshaan dhammaan qabaa’ilka wada dega gobolada Jubbada hoose , Jubbada dhexe iyo Gedo .

 

Nabadoon Xuseen Wardheere ayaa isna kulanka ka sheegay in kulanka Kismaayo ka furmi doono uu noqdo mid ay u madax banaan yihiin beelaha dega Jubbooyinka si ay aayahooda uga tashadaan , waxaase uu ka digay in awooda maamulka Siyaasada iyo midda ammaan ay isku koobto hal beel , taasoo uu xusay inay soo de-dejin doonto guul darro ku timaada shirka loo balansan yahay.

 

Beesha Cabdi Yuusuf ayaa waxa ay ka qeyb noqoneysaa beelaha ********, ****** , ******** , ********* , *******, ****** ***** iyo kuwa kale oo isku diyaaranaya ka qeybgalka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka .

 

Beesha ******** oo ka tirsan qabiilka ******** ayaa waxa ay wax ka degtaa degmooyin iyo deegaano ka kala tirsan gobolada Jubada hoose , Jubada dhexe iyo Gedo sida degmooyinka Jilib,Bu’aale, Saakow,Doolow iyo deegaanada Hoombooy, Buulo Xaaji,Aboorow,Habaaqa,Beer-xaano,ool-oole, Koorweyne, Canjeel ,Janaay Cabdalla, Buulo-Xaawo , Baardheere, Farjanaay. Busleey iyo Garas Shabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome with open hands I say.....but than again I heard ppl from Hiiraan were originally from Goldogob so they could argue that they were the lost tripe and came back now .....hada koonay style camal ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Quick! Every Harry, D!ck and Tom of Somalia, board the Jubba Express before it leaves. Don't forget to bring the title deeds you had printed in Bakaaraha last week when you heard of Janaay Cabdalla! :D :D

 

Next we'll see the Habros of the north sending a delegation :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Apophis;881977 wrote:
^^ I wasn't even that harsh
:D

War it's needed. :D

 

I'm just waiting for Carafaat's lot. They might as well show up since every other Somali is :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this