Sign in to follow this  
Somalia

Mayor Tarzan Starts Census Even For Moryaan Occupied Houses

Recommended Posts

Somalia   

Posted by Pi on October 13th, 2012

 

Waxaa saaka Muqdisho ka bilowdey Tirakoobka Dadweynaha iyo guryaha ay degan yihiin, waxaana Mashruucaan ka dambeeyey Gudoomiyha Gobolka Banaadir Maxamuud Tarsan oo sheegey in la diiwaan galinayo qoys walba iyo gurigooda.

Sida aan kasoo xiganey Dad saaka la diiwaan gashey waxaa jira Dad degan Guryo aysan lahayn hadana loo diiwaan gashey ka dibna la siiyey warqada aqoonsiga lahaansha guriga.

 

Arintaan ayaa khatar wayn ku noqoneysa Dadka xooga looga heysto Hantidooda(Guryaha iyo boosaska), sababtoo ah ujeedada ka dambeysa Diiwaan galintaan deg deg ah waxaa weeye in loo sharciyeysto Dad ka degan Guryaha aysan laheyn, waxa la sharciyeynayana waa hanti iyo xoolo ay Dad kale leeyihiin, waxaana abaabulkaan ka dambeeya dad ku gabanaya mashruuca kuwasoo doonaya iney iyana sharciyeystaan xoolo aysan lahayn.

Tan iyo burburkii Somaaliya waxaa jira boqolaal kun oo Qoys oo kasoo qaxay guryohoodii, waxaana si xooga ku degey guryahaas Qoysas kale, way jiraan Dad imaan leh oo ogsoon in Guriga ay degeen daruufi u geysay ayna dad kale leeyihiin, dadkaas qaar heshiis bay lagaleen Dadkii lahaa Guryaha oo heshiis ayay ku degan yihiin, lakiin waa tiro aad u yar.

 

Boqolaal kun oo guri ayaa Dadka degan ay xoog ku degan yihiin, waxaa lagu diley dhowr qof oo isku deyey iney soo ceshadaan guryahoodii, waxaana diley dadkii Guriga xaaga ku deganaa.

 

Qorshahaan maanta uu bilaabey Tarsan ayaa ah mid cusub oo lagu sharciyeysanayo Dad hantidiis, waana mid isaga maxkamad lagusoo taagi karo, meel kasta oo uu aduunka ka tago, sida ay Puntlandi u xaqiijiyeen Sharci yaqaano Soomaali ahi.

 

Diiwaan galintu waxay ka bilaabatey Dhowr degmo oo Magaalada Muqdisho ka mid ah, kuwasoo kala ah Boondheere, Xamar jajab, Xamarweyne, Waabari iyo Shangaani.

 

Waxaa xiga Degmooyinka Hodan, Howlwadaag iyo Madiina ka dibna Degmooyinka kale ee dhiman ayaa lagusoo gabagabeynayaa.

 

Puntlandi.com

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waxaa degmooyinka gobolka Banaadir ka soconaya tirakoobka dadka degan Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho.

Dadka iyo Guryaha ayaa latira koobayaa si loo ogaado xadiga dadka degan Magaaladda Caasimadda ah, taas oo sidoo kale ka qeyb qaadanaysa sugida amaanka.

Isagoo lahadlayay saxaafadda ayaa Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf waxaa uu sheegay in meel wanaagsan uu marayo tirakoobka dadka iyo guryaha degmooyinka gobolka.

“Waxaan qaadnay talaabo wanaagsan, waxaana la tirakoobayaa dhamaan guryaha iyo dadka degan degmooyinka gobolka, taasna waa amar kasoo baxay gudiga nabadgalyahada” ayuu sheegay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

Howlgalka Tirakoobka ah ayaa si gooni ah haatan uga socda ilaa shan degmo oo kala ah Waabari, Xamar Jajab, Xamarweyne, Shangaani iyo Boondheere.

Waa Tirakoobkii ugu horeeyay mudo badan kadib ka bilowday gobolka Banaadir oo ku dhawaad 22 sano ku jiray dagaalo wajiya badnaa.

 

AOL Muqdisho

Allgedo News Media Network

Share this post


Link to post
Share on other sites

wtf is this, the reason behind the tirakoob is to know how many ppl who lives in the city due to amni reasons guryo sharci darro kulaha iney xalaaleystan naga daaya bacaacda dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Do that when the thousands of people get their properties back or continue praying your salats in stolen houses for the next 20 years. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

And you want a census to continue without the liberation of Somalia? Do you know how important a census is?

 

We should work towards a census immediately, create the institutions and framework, all liberated Somali areas should have a census, however not all of Somalia free, this is like creating a degmo out of thin air like Sheikh Shariif did, and you claim Mogadishu is the capital of all Somalis, lol.

 

Article 9. The Capital City of the Nation

 

The status of the capital city of Somalia shall be determined in the constitutional review process, and

the two houses of the Somali Federal Parliament shall enact a special law with regards to this issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Safety thing kulahaa, how come this is not happening in AMISOM controlled areas like Hiiraan, Bay and Bakool etc, this truly shows that this is not the capital of the Somali people, but the capital of a few!

 

I am disappointed. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

cause Baydhabo and Hiiraan is safer than xamar look at this guy Al shabaab still do have strongholds in Huriwaa,Dayniile,Yaaqshiid area so inorder to register everyone who lives in the city it will decrease the amounts of crimes which are occuring in the city..

 

Guryo xaaran in la xalaaleysto has nothing to with this, if you have your superlog documents you dont need to be worry about something nicca my own house is being held by Indhacadde dont you think i would've opposed this if i knew guryaheega bala xaaleysanayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jacaylbaro - 50,000 posts ku gaar bacaac, you obsession with Bugland will only get you far. :D

 

oba hiloowlow;879692 wrote:
cause Baydhabo and Hiiraan is safer than xamar look at this guy Al shabaab still do have strongholds in Huriwaa,Dayniile,Yaaqshiid area so inorder to register everyone who lives in the city it will decrease the amounts of crimes which are occuring in the city..

 

Guryo xaaran in la xalaaleysto has nothing to with this
, if you have your superlog documents you dont need to be worry about something nicca my own house is being held by Indhacadde dont you think i would've opposed this if i knew guryaheega bala xaaleysanayaa

LOL@Al-Shabaab in Dayniile etc, are you serious, war iska bax. Today Somali forces are in Balidoogle, Balcad and Merka, and you are talking about Dayniile.

 

A census is a comprehensive nationwide survey, not a city survey. It is done to survey the population for adequate representation, not just security. As if Xamar is having a security problem today.

 

Where are these people being surveyed, whose houses are they in, you just can't even admit the most reasonable arguments due to qabiil nature. Today a survey is being carried out in stolen properties, we are in a day where it is xalaal to occupy a house.

 

This is the capital advertised for all Somalis, I am disappointed to say the least. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

nicca aniga ma ii bareysaa xamar journalists cant even go to huriwaa,dayniile,Yaaqshiid without being shot adna bali doogle ayaad ka hadleysaa Al shabaab still do have a huge amount of militias in the city waxba ma ogid yaaqee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Okaaaaay, your argument is now journalists are being shot, war journalists are shot from Baidoa to Bosaso, that doesn't change my argument.

 

Come with something else. A census in stolen properties, I am just disappointed not just as a Somali but as a human being. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this