Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Amisom and Somali troops capture the ********* district of the lower Shabelle

Recommended Posts

AMISOM Oo Sheegtey In Ay Xaqiijiyeen Amaanka Degmada ********* Shabeelaha

 

OCTOBER 7, 2012 16:57

 

Warsaxaafadeed ka soobaxay Ciidamada nabad Ilaalinta Midnowa Afirka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in Ciidamada Soomaaliya oo ay taageerayaan AMISOM in ay xaqiijiyeen amaanka magaalada istaatiijiga ah ee *********, taas oo isku xirta Magaalada Afgooye iyo Baydhabo, waana degmada ugu shisheysa Shabeelda Hoose taas oo u jirta Muqdisho 93km sida lagu sheegay warsaxaafadeedka.

 

Xaqiijinta amaanka waxay imaaneysaa kadib markii ciidamada AMISOM ay bilaabeenin a socdaan masaafo dhan 211km taas oo ka bilaamata Afgooye ilamaa iyo Baydhabo, taas oo qorshu yahay in la isku xiro labada gobol. ********* waa magaalo istaatiiji ah waxaana ay dhacdaa kalabayrka isku xira Gobolka Shabeelada Hoose iyo, Baydhabo, iyo Beledweyne, ayaa lagu yiri warka ka soo baxay AMISOM.

Weerarka lagu qaadey degmada ********* ayaa ah in loo diido Ciidamad al-Shabaab in ay ka baxsadaan meelaha ay joogaan iyaga oo qaxooti isaga dhigaya govolada kale ee dalka.

 

Taliyaha ciidamada AMISOM Lt.gen Andrew Gutti ayaa yiri – Xaqiijinta amaanka ********* waxa uu u sahlayaa bulshadu in ay dhaqdhaqaaqi karaan ama geli karaan safar kuwaas oo marki hore xanibaad ay saarneyd, amaro ay duldhigeen al-shabaab taas oo u diideysa xoriyada dhaq-dhaqaqa iyo iyo in ay hawlmaalmoodkooda qabsadaan, sidoo kale waxa ay fududeyneysaa in gargaarku si fudud ku gaaro dadka u baahan.

 

Qorshaha AMISOM ayaa ah in la isku xiri gobolada Baay iyo Caasimadda Muqdisho inta u dhexeysa.

 

Horseed Media

news Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Looool....it must be Walla-weyn or Daafeed qofba siduu u yaqaan. SOL seemes to have added on it's unwanted words.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

So funny hahahahahaha, they censured Wanla-weyn, looooooooooooooooooooooooooool, Somalilanders everywhere must be dying of laughter

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;878026 wrote:
So funny hahahahahaha, they censured Wanla-weyn, looooooooooooooooooooooooooool, Somalilanders everywhere must be dying of laughter

:D :D :D looooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaa magaca degmadaas aflagaaado u badalay oo dad kale ku caayo, saas ugu wacan u maleynaa in la xaqiro. Daafeed ayaaba la dhahaa magaceeda. Marmarna Balidoogle maadaama military airfield meesha u dhawaa.

 

DSC_0249.jpg

 

Geedihii badnaa ku hareersanaa deegaankaas in saan loo guro, loo gubay, dhuxul laga wada sameeye. Aad iyo aad ugu naxay muuqaalka sawirkaan degmadaas ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this