Sign in to follow this  
Saalax

Daad Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga

Recommended Posts

Saalax   

Waxan in Dhaheyga ku arkay Dumar Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee KismaayoJjooga Layaab!!!

 

 

Kismaayo (HWN):- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Dumarka magaaladaasi kunool ay u hoydaan Ciidamada Kenya ee iminka buux dhaafiyay Dekada Magaalada Kismaayo

 

Maxamed Xusein Ali oo kamid ah Dhalinta kunool Magaalada Kismaayo oo la hadlayay wrabaahinta aya sheegay in Ciidamada Kenya ay iibsadaan Dumarka qaar ee fasaada ah kuna sugan magaalada Kismaayo

 

Maxamed Xusein oo la hadlaayay warbaahinta ayaa yiri "waxan goob joog ka ahaa Saddax dumar oo fasaad ah oo loo siiwada Ciidamada Kenya waxaana lagula soo hishiiyay inay habeen waliba u dhaxaan Ciidamada Kenya"? sidaa waxaa yiri Maxamed Xusein

 

Dhanka kale Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeynaaya in Magaalada Kismaayo ay ka bilaaben faafinta xanuunada iyo faqsiga waxa ayna wararku sheegayan in Ciidamada Kenya ay iminka u tafa xeydanaayan in Dekada Kismaayo ay ka dhoofiyaan Raashin iyo alaabo kale oo ay ka dhaxleen Al-Qacidada Somalia ee Alshabaab oo dhawaan looga itaal roonaaday dagaalada ay ku jireen

 

Si kastaba ha ahaatee Ciidamada Kenya oo garab ka helaaya Maleeshiyada Raaskambooni ayaa gaashanka u daruuray inay fududeystaan Faqsiga ay bulshada kula dhex jiraan waxaana iminka cabsi ay soo wajaheysaa dadka kunool magaaladaasi oo iyagu waqti hore ku hoyda xaafadahooda si ay uga badbaadan dhibaatooyinka kaga imaanaya Ciidamada Kenya

 

Salaad Faarax Cabdi

 

Magaalada Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;877348 wrote:
" buux dhaafiyay "

 

In week?

 

Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay,

waxaa ka daran miskiinkaan copy and paste ku soo sameeyay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;877348 wrote:
" buux dhaafiyay "

 

In week?

 

Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay,

Could not agree more. this thread is a pure insult on somali women, and this trend of one man news from website, is disgusting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this