Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Daqane   

1355587587.png

 

 

Ruksan Mall waa goob ganacsi ee ku taal Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho. Goobtaan Ganacsi waa meel si heer sare ah loo diyaariyay loona adeegsaday habdhismeed casri ah.

 

Dhismaha wuxuu ka kooban yahay 2 dabaq oo leh ilaa 380 dukaan looguna tala galay ganacsiyada kala duwan ee jumlada iyo tafaariiqda . Mall-ka wuxuu u kala qeybsanaan doonaa:

 

1. Dabaqa hoose oo lagu iibin doono dharka

2. Dabaqa kore waxaa lagu iibin doonaa Electronic-yada, Kabaha iyo boorsooyinka, Cosmetics-ka , Daahyada iyo Roogyada. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah Xawaaladaha iyo Bangiyada.

 

Dhismaha wuxuu billaabmayaa Janaayo 2013 wuxuuna diyaar noqonayaa haddii Allah Idmo July 2013

 

3094517_orig.png

 

www.rugsanmall.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this