Sign in to follow this  
malistar2012

Prof: Geedi oo qudbad macsalamayn ah u jeediyay Musharaxinta Kale

Recommended Posts

rof Cali Maxamed Geedi oo hore usoo noqday ra'isul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu maanta magaalada Muqdisho kala qeybgalay taageerayaasha madaxweyne Shariif munaasabad lagu taageerayaya musharaxnimadiisa isagoona halkaa kajeediyay qudbad dheer oo umuuqatay mid lagu sagootinayay musharaxiinta la tartameeso madaxweynaha.

 

"Waxa usheegayaa musharaxiinta kale ee ubadan qurba joogta dalkana kamaqnaa labaatanka sano iney kujiraan xiligi laqabsiga cimilada dalka Soomaaliya loona baahan yahay in talada loo dayao Madaxweynaha sharafta badan ee howsha qabyada dowladnimo qabyada utahay kuna guuleestay in dib usoo nooleeyo rajada umada Soomaaliyeed"

 

"Mudane Shariif waxa uu kuguuleestay inuu ka miro dhaliyo nabada maanta aan harsaneeno ee aan kufaraxsanahay umada soomaaliyeedna aan hubo iney nagula faraxsan yihiin", ayuu yiri ra'isul wasaare Cali Maxamed Geedi oo kudheraaday kasheekeenta waxqabadka dowlada Sheekh Shariif iyo sida ula gudboon umada Soomalaiyeed in markale xilkaa kutaageeraan inuu sii daadihiyo madaxweyne Shariif.

 

Qudbada Cali Maxamed Geedi ayaa ubadneed mid siyaasadeesan oo isla markaana fariin u aheed Musharaxiinta kale hasa yeeshee qudbadaha madaxda jeedineesay ayaa waxa kasara marayay mashxarada shacab jadbeesan oo soo buux dhaafiyay howlka hotel City Plaz oo ay kasocoto xaflada lagutaageerayay Musharax Madaxweyne Shariif.

 

Buraanburo iyo Heeso ayaa dhaxtaal u ah qudbadaha ay jeedinayaan siyaasiyiinta iyo xildhibaanada kahalaya madasha taageerada madaxweyne Shariif iyadoo xusid mudan tahay Tv-ga Universalna toos uga socoto muanasabadaasi.

 

Bar baarta gashaaman ayaa waxey qeyb kayihiin dhoolatuska siyaasadeed ee taageerayaasha madaxweyne Shariif kawadaan howlka ay kasocoto xaflada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ali M. Geedi is not a Professor. He is a thief(50 years old and 50 million dollar) and the biggest political failure alive. The fact Sheick Shariif wants to be associated with this guy, only shows the man(Shariif) has no princibles.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this