Sign in to follow this  
malistar2012

R/Wasaarihi hore Prof.Cali M.Geddi oo Sheegay in Amaanka uu diiradda Saari doonno Haddii uu ku guula

Recommended Posts

Cali-Maxamed-Geeddi2.jpg

 

 

 

 

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia soo gaaray Ra’iisul wasarihii hore ee Somalia Prof,Cali Maxamed Geeddi isagoo sheegay inuu u sharaxan yahay xilka madaxweynaha Somalia.

 

Prof.Cali Maxamed Geeddi oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay inuu yahay Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Somalia.

 

“Haddii leey doorto Madaxweynaha Somalia waxaa balan qaadayaa inaan ka shaqeyn doonno nabad galyada iyo Xasilinta dalka ayuu yiri Prof.Cali Geeddi.

 

Sidoo kale wuxu sheegay Cali Geeddi in uu yahay siyaasi caan ah oo xildhibaanada ay yaqaanaan isla markaasna marka uu soo bandhigo waxqabadkiisa uu aaminsan yahay inay u dooran doonaan madaxweyne.

 

Prof.Cali Maxamed Geeddi ayaa intii u dhaxaysay 2004 ilaa 2007 ahaa Ra’iisul Wasaarihii dowladda kmg Somalia oo uu Madaxweynaha ka ahaa Marxuum C/laahi Yuusuf,waxaana xilka uu iska casilay 29-kii October 2007 kadib khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxweynihii xilligaas Col.C/laahi Yuusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this