Sign in to follow this  
General Duke

Condition required of candidates...

Recommended Posts

Shuruudaha laga rabo musharaxiinta Madaxweynaha oo la shaaciyay

Updated About:1 hour ago 0

 

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay shuruudaha laga doonayo musharaxa u tartamaya jagada madaxtinimada oo isugu jira kuwo ku xusan dastuurka iyo qaar ay dejiyeen guddiga doorashada.

Prof Jawaari wuxuu sheegay in shuruudaha laga rabo madaxweynaha ay yihiin kuwa ku cad dastuurka oo kala ah;

Qodobka 88aad (ee dastuurka cusub) . Shuruudaha u Doorashada Madaxweynennimada:

Waxaa loo dooran karaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Muwaaddin kasta oo:

(a) Muwaadin Soomaali, Muslim ah;

(b) Da’adiisu aanay ka yarayn afartan (40) sano;

© Leh aqoon ama waayo’aragnimo u qalanta xilkaas;

(d) Dhimirkiisu dhan yahay;

(e) Gelin denbi culus oo ay maxkamadi xukuntay.

Dhanka kale Afhayeenka baarlamaanka wuxuu sheegay in doorashada madaxweynaha ay noqon doonto cod qarsoodi ah, sida ku xusan qodobka 89aad ee dastuurka cusub oo sheegaya “Codeynta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka waa qarsoodi;“.

Wuxuu sheegay sababta doorashada madaxweynaha looga dhigay qarsoodiga ay tahay in aan xildhibaana laga dareemin in uu cid gaar ah ama xisbi gaar ah raacsan yahay isla markaana loo ilaaliyo muunada xafiiska madaxweynaha oo ah halka hogaaminta dalku ka socoto. Waxaa doorashadaasi la mid ah mida xafiiska afhayeenka baarlamaanka oo itaduna qarsoodi ku dhacday.

“Musharaxa ku guuleysta 184 cod wareega koowaad ee doorashada ayaa noqon doona Madaxweynaha Soomaaliya, haddiise la waayo waxay noqon doontaa in wareegga labaad loo gudbo iyadoo la qaadanayo afarta musharax ee ugu codadka badan” ayuu sii raaciyey Prof Jawaari oo ka hadlay qaabka ay codeynta u dhacayso.

Afhayeenka baarlamaanka wuxuu intaa ku daray in cid kasta ay xaq u leedahay inay isa sharaxdo isagoo sidoo kale tilmaamay in waxa lagu kala bixi doono codka baarlamaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

a) Muwaadin Soomaali, Muslim ah;

(b) Da’adiisu aanay ka yarayn afartan (40) sano;

© Leh aqoon ama waayo’aragnimo u qalanta xilkaas;

(d) Dhimirkiisu dhan yahay;

(e) Gelin denbi culus oo ay maxkamadi xukuntay.

How do they measure any of these except age and religion? How does one know what entails a man's damiir, or aqoon, or waaya argnimo, or dambi culus? A clear cut definition of each of these would be better.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^The answer is they don't. These are all vague requirements. What the heck does it mean when they say "have enough knowledge and experience". ?

 

Anyways, they should add one more: "Pay $40K registration fee".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^So they are gonna set themselves up to fail and later blame it on others. I am sure that amount ain't that much for these men to produce in few hours but I'd much rather see the $40K be the annual salary of the president. How many will drop their candidacy like a hot potato. All MPs and ministers be an army of volunteers and the PM/President split $40K salary with strict anti corruption laws.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL True that. It is more of $40 Million a year. I am pretty sure that is how much Shariifka made per year - minimum.

 

As far the requirements, yea they don't make sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this