Sign in to follow this  
Somalia

President Faroole Welcomes New Speaker of Parliament

Recommended Posts

Somalia   

Waxaa soo gaaray war degdeg ah Puntlandi taasoo ah in dowladda Puntland ay u hambalyeeysay Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaliya Prof. Maxamed Shikh Cusmaan Jawaari,

 

waxayna Ilaahay uga barisay in xilkaan uga dhigo mid fudud. Waxay kaloo dowladda Puntland u hambalyeesay xildhibaanada kale ee soomaliyeed ee sida dimoqraadiyada leh ugu codeeyay maanta guddoonka barlamaanka.

 

Madaxweynaha Puntland Mudane Faroole oo hadda ku sugan Magaalada Adis Ababa baa u hambalyeeyay xildhibaanada soomaliyeed sida wanaagsan ay maanta iyaga oo waddankooda jooga ay u qayb qaateen doorashada dimoqraadiga ah ee guddoonka barlamaanka wuxuuna si gaar ah ugu hambalyeeyay guddoomiya barlamaanka fedaralka soomaliyeed mudane Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari inuu Ilaahay u fududeeyo shaqadaan uu umadda soomaliyeed xilkeeda qaaday.

 

Sidoo kale dhamaan shacabka soomaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland waxay hambalyo u dirayaan Guddomiyaha BFS Prof. Jawaari xilka maanta loo doortay waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu u fududeeyo xilkaas adag

 

Puntlandi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Posted by pi English on August 28th, 2012

 

Puntland government on Tuesday congratulated the winner of Somalia’s Parliament election Prof Jawari, Puntlandi learns.

 

Puntland Government wishes the new speaker to undertake his duties and bring to gather and create strong parliament members.

 

“Puntland respects the choice of the Somali parliamentarians and accepts the outcome of election” Puntland Government said in its message.

 

Prof Jawari, a Somali technocrat had already been anticipated he could lead the new parliament which their majorities are educated people.

 

President of Puntland Dr. Abdirahman Farole , who at present in Addis Ababa sent his congratulation remarks to Somali people as well as the winner Prof Jawari.

 

Meanwhile Puntland people across the world congratulated Prof Jawari for his crucial win on Parliament election.

Puntlandi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this