Sign in to follow this  
malistar2012

Madaxweynaha oo kulammo la qaatay Danjirayaal ka kala socoday Mareykanka,Ingariiska iyo Midowga Yuru

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa kulamo kula qaatay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde qeybta VIP-da Danjirayaal ka kala socoday wadamada Mareykanka,Ingariiska iyo Midowga Yurub.

 

Kulanka uu Madaxweynha la qaatay danjirayaasha oo irdaha ay u xirnaayeen ayaa ka warbixiyay kadib kulanka waxa ay isla soo qaadeen,waxaana uu sheegay in kulankooda ku saleysnaa dhameystirka xubnaha ka dhiman Baarlmaank si loo dhameystiro dedaalada loogu jiro madaxtinimada dalka,waxaana uu madaxweynahu sheegay in ay isla afgarteen hadii la celiyo xubnaha hada maqan aysan wax saameeyn ah ku yeelan doonin mustaqbalkooda taasi oo loola jeeday in wax danbi ah aysan lehey.

 

“Wada hadalkeenu waxaa uu ku saabsanaa liiska inta hartay sidii loo xalin lahaa iyo in aragti la iska dhaafsado marka hore in liiska uu soo yaraado oo meeshaan uu soo gaaro waxaa ay aheyd guul marka labaadna in laga wada shaqeeyo liiska dhameystirka inta dhiman wada hadalkiisna la sii wado dadka la heystana in aan loo heysan danbiyo ay ku xakuman yihiin,Maxkamadana aysan aheyn,xitaa qofkii ka haraan noloshiisa saameyn aysan ku yeelan doonin”Ayuu yiri Madaxweyne sheikh Shafiir.

 

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maalmahan u guntaday sidii shacabka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen dowlada buuxda oo aan KMG aheyn taasina la gaari doono marka uu Baarlamaanka doorto hogankiisa iyo Madaxweynaha jamhuuriyadda iyo xukumada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this