Sign in to follow this  
Liibaan

Agustine Mahiga: Waa Khalad Weyn In Xildhibaanada Beelaha KHaatumo State La Fargeliyo!

Recommended Posts

Liibaan   

mahiga.jpg

Agustine Mahiga: "Markii Horeba Khalad Ayey Ahayd In Xildhibaanada Beelaha KHaatumo State La Fargeliyo!"

Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan.

Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta.

Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga.

” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga

Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah.

Horufadhi.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shirkii Garaadada/ Madaxda Dhaqanka KHaatumo Iyo Mahiga oo Guulku Dhamaaday

Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in siyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Agustine Mahiga” Waa Khalad Wayn In Lafarageliyo Xubnaha Beesha KHaatumo

http://www.boocameonline.com/2012/08/16/agustine-mahigawaa-la-la-xisaab-tamayaa-cida-fara-galisey-xubnaha-ay-soo-xusheen-beelaha-dhul-bahante/

Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan.

Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta.

Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga.

” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga

Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah.

Boocame Online

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

mahiga's meeting was closed doors and no media was allowed. nice try to fabricate something he never said. loool.

ssc elders are deadlocked in dividing the 5 mps because of galeyr who wants to be mp but some elders are totally against that.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mooge;857488 wrote:

The elders/Garaado of SSC-KHaatumo State will select all SSC MPs, like Somali regions/clans.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Liibaan, were you not the fellow who used to tell us that Khatumo was invited to the London Conference on Somalia? Why should we belive what you tell us now? .:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

'Liibaan';857502 wrote:
The elders/Garaado of SSC-KHaatumo State will select all SSC MPs, like Somali regions/clans.

Who is stopping from selecting their MP's?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

General Duke;857510 wrote:
Who is stopping from selecting their MP's?

No one can stop Khaatumo Garaado to select all KHaatumo MPs. but Warlord Faroole is trying to interfere with the process. alhamdulilaah he failed now.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Congrats to Khaatumo State. Khaatumo way guuleesatay horumarna way gaadhay. Halkaasna khaatumo waxay ku gadheen halgankoodii iyo midnimadooda. Umad walba maamul logu so hagaago iyo midnimo haday muujiso way gaadhasa meel wanaagsan. Waxaan leeyahay halka kasii wada. Midnimo iyo gobanimo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this