Sign in to follow this  
MoonLight1

Dirty tactics by Sheekh Xariif.

Recommended Posts

Degaano ka tirsan Bay iyo Bakool oo aqoonsaday degmooyin ka dib wareegto ka soo baxday madaxweynaha DKMG

 

Xafiiska Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ka oo baxday wareegto degmooyin loogu aqoonsaday degaano ku yaala gobolada Bay iyo Bakool, iyadoo wareegtada 1aad ay u qorneyd sida tan.

 

Markuu arkay: qodobka 39aad farqada 2aad xarafka “A” iyo farqada 2aad ee isla qodobkaan ee axdiga KMG ah.

 

Markuu arkay: xeerka Lr 6 ee 12 febraayo 1980.

 

Markuu arkay: warqada wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Lr. WAG&AQ/1-2-60/12 ee July 16, 2012 kuna saabsan soo jeedin magacaabis dagmo cusub.

 

Wuxuu soo saaray xeerkan soo socda.

 

Qodobka 1 aad

 

Waxaa la oggolaaday in Buula Jadiid oo ka tirsan gobolka Bokool loo aqoonsaday dagmo laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22 july 2012.

 

Qodobka 2 aad

 

Xeerkan waxa uu dhaqan galayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana lagu soo saarayaa faafinta rasmiga ah ee Dowladdda.

 

Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

 

http://dayniile.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

His appointments have been rejected by the ministers.

 

Ugu danbayntii Goluhu wuxuu isku raacay in magacaabista Degmooyinka cusub ee aan Golaha la horkeenin aysan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah, sidaas darteedna laga soo bilaabo 01, July 2011 ilaa 31, August 2012 wixii dagmo ah oo la magacaabay ay yihiin sharci darro.

 

http://horseedmedia.net/2012/08/09/golaha-wasiirada-oo-sharci-darro-ku-tilmaamey-degmooyinka-madaxweynuhu-iska-magacaabayo/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha DowladaTFG ee wakhtigeedu sii dhamaanayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu soo waramayaa in dikreeto ku magacaabay gobolo iyo degmooyin cusub.

 

Qaar kamida dikreetooyinka kasoo baxay Sheekh Shariif ee uu degmooyinka cusub ku magacaabay ayaa la shaaciyay.

 

Sheekh Shariif oo aad ugu dedaalaya sidii uu mar labaad ku noqon lahaa madaxweynaha dalka Somalia ayaa ku dhaqaaqay talaabooyin muran badan iyo is qabqabsi ka dhax abuuri kara beelaha soomaaliyeed.

 

Hadaba halkan hoose ka dheeho gobolada iyo degmooyinka cusub ee uu Sheekh Shariif magacaabay

 

Gobolka Hiiraan wuxuu ka dhigay 2 gobol

 

Ceel-Cali (Hiiraan)

 

Buuq Aqable(Hiiraan)

 

Baar(Hiiraan)

 

Shaaw(Hiiraan)

 

Gelinsoor(Galgaduud)

 

Beerxaani(Jubbada Hoose)

 

Raaskambooni(Jubbada Hoose)

 

Leego(Shabeelada Hoose)

Goobaanle(Shabeelada Hoose)

 

Jameeco Jilyaale(shabeelada dhexe)

 

Gamboole(shabeelada dhexe)

 

 

 

 

 

Degmooyinka kale ee suuqa kujira inuu magacabay walise aan si rasmi ah loo shaacinin waxaa kamida

 

Hoosingow(Jubbade Hoose)

 

Wixii war ah oo kasoo kordha kala soco wararkaanaga dambe hadii Alle idmo.

 

Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;856082 wrote:
His appointments have been rejected by the ministers.

 

Ugu danbayntii Goluhu wuxuu isku raacay in magacaabista Degmooyinka cusub ee aan Golaha la horkeenin aysan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah, sidaas darteedna laga soo bilaabo 01, July 2011 ilaa 31, August 2012 wixii dagmo ah oo la magacaabay ay yihiin sharci darro.

 

what a moron he is.

 

to create new districts needs a good research, a proper survey and alot of technical operations of land measurements and population count. but this guy is giving districts left and right just to get some votes. thanks to the cabins. they did a good job.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;856086 wrote:
This man is whats wrong with out nation..

Lol...funny bad sadly true

 

Hopefully this clutching at straws is a sign that he's losing his grip

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;856085 wrote:
what a moron he is.

 

to create new districts needs a good research, a proper survey and alot of technical operations of land measurements and population count. but this guy is giving districts left and right just to get some votes. thanks to the cabins. they did a good job.

. Lool....MoonLight1, they opposed him because they don't want him to reach his goal and win votes, that is all sidaan is leeyahay. Soomaaliya needs degmooyin, just timen-ka ayaa la isku haystaa why all of a sudden within the last month of the transitional?

Shariifka xitaa road-mapkii waa jebiyey by creating aregion....lol...ninku xoog buu ku faanayaa.....it is not all new... AUN Yaasiin Xassan Bidde named Jarriiban degmo inthe 60s so that he becomes an MP and he got that.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Clannism and kursi uruursi was behind most districting in the last 50 years. What Shariif doing is nothing new.

 

Still there is an inbalance and assymetrics in terms of population sizes of districts and regions. But we need a proper

Cencus.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;856311 wrote:
Clannism and kursi uruursi was behind most districting in the last 50 years. What Shariif doing is nothing new.

 

Still there is an inbalance and assymetrics in terms of population sizes of districts and regions. But we need a proper

Cencus.

Sheikh Shariif is doing random distracting as Moonlight said there is NO census, measurements etc, why isn't there any outrage?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this