Sign in to follow this  
Mooge

10 things you need to do to be seen as credible candidate. Funny article

Recommended Posts

Mooge   

1.Waxaad u baahan tahay 100 oo beeshiina ah, oo beesha cod kaaga raadiya iyo beelaha kale

 

2.Waxaad u baahan tahay 100 Afmiinshaar oo bulshada kuu dhexgala, oo shacabka iyo maatada magacaaga ka dhaadhiciya iyo hawlaha aad wadato.

3.waxaad u baahan tahay 100 ka mida siyaasiyiintii hore oo sawirro badan kula gala, shirarka aad ka qabanaysana qudbado ka jeediya.

4.Waxaad u baahan tahay 100 haweenka casriga ah, oo iyaguna ololaha kaala qaybqaata.

5.Waxaad u baahan tahay, laba Tan oo diricyada loo yaqaan Baatiga ah, oo calanka Soomaali ah oo, mar kasta oo aad dhoofayso ama soo degayso gabdhaha ku soo dhawaynaya loogu lebiso iyo midabyo kale oo u eg sida mehrajaanka inaad iibiso.

6.Waxaad u baahan tahay heshiis inaad la gasho madbacad sawirkaaga iyo calanka isku dhejisa oo dadka loo qaybiyo.

7.Waxaad u baahantahay, baabuur gaadhaysa ilaa 500 gaadhiyaasha raaxada ah oo kuu shaqeeya sawirkaaguna ku dhegan yahay.

8.Waxaad u baahantahay ilaalo gaar ah, dhallinyaro gaadhaysa ilaa 2000 oo marka soo degayso garoonka diyaaradda kuugu timaaddo, oo rag iyo dumar isugu jirta.

9.Waxaad u baahan tahay koox kuu heesta oo magacaaga iyo waxqabadkaaga heeso ka samaysa.

10.Waxaad u baahantahay, xaflado dibadfa laga abaabulo wadamada caanka ah: Amerika, Canada, Uk, Sweden, UAE, Kenya IWM.

 

taleex.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this