Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

12 maalmood

Recommended Posts

12 maalmood gudahood -- Agoosto labaatankeeda -- waxaa la sheegayaa in madaxweyne cusub la magacaabi doono. Tobaneeyo fara badana wey isa sharaxeen. Laakiin yaa u codeyn doono hala isa su'aalee.

 

Xildhibaanada baarlamaanka u codeyn doono? Xildhibaano ma joogaan, xataa liiskooda lama faafin. Haddana guddoomiye baarlamaan haloo codeeyo waaye, haddana kuxigeenadiisa.

 

Soomaali waa isnaqaanaayee uma maleeyi inay tan ku dhaceyso 12 maalmood. Mucjiso rabaani ma'ahee si kale kuma dhaceyso.

 

Uma maleeyi xataa xildhibaanada magacyadooda in la faafin doono 12 maalmood gudahooda. Dib ayaa lo dhigi doonaa, taas isweydiin maleh, kaliya waxaa isweydiin leh inta ay dib u dhigida ku egtahay iyo yee dano ugu jirtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

It's better to make it later then having a bunch Mp-trolls fighting each other. The last thing we need today is is-qabsi baas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

It could happen. As long as the names come quickly, then the election themselves are rather simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

If they can study, discuss and pass a constitution within a couple days, I am sure they are able to select some figures for diffrent political positions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this