oba hiloowlow Posted August 2, 2012 http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=7152:qarax-ka-dhacay-xarunta-dastuurka-ha-daawan-sawiradda-hadii-aad-beer-jilicnsantahay-ama-aad-xaamilo-tahaydigniin-shacabkamedia&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3 WARNING: Dadka aan xamili karin ALBAABKA waa halkaan daawo Meydadka Habaar qabooyinka isku dayay iney carqaladeyan Ansixinta dastuurka! l Quote Share this post Link to post Share on other sites
aero Posted August 2, 2012 At least set a darn warning. Acudubillah. This article and the pictures that accompany it is not for the faint of heart. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 2, 2012 Oba, I cant watch it. I have a full stomach and I don't want to risk loosing my afur on the laptop. sorry sxb. another time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 2, 2012 Aero my bad i thought i already did it ,my apologies Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 2, 2012 Carafaat aight then watch it another time Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2012 SubxaanAllah, Ilaahoow dadkaan Soomaaliya ka qabo, waxa jirkooda sidaas u googooyey bay la damacsanaayeen inay shirka gudihiisa ku qarxiyaan. Ilaah baa mahad leh inaysan taas ku guuleysan and Kudos to the ciidanka ammaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2012 Madaxweyne Shariif oo dallacsiiyey askarigii diley labadan ruux ee is qarxin rabey: http://www.calanka.com/warka/article4017.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted August 3, 2012 Abwaan;854125 wrote: Madaxweyne Shariif oo dallacsiiyey askarigii diley labadan ruux ee is qarxin rabey: http://www.calanka.com/warka/article4017.htm Taasi waxay horseedi doontaa in cidii laga shakiyaba madaxa laga toogto. Waa talo lagu dagdagay sidaan u arko. If anything shaqadiisuu gutay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 3, 2012 lol laakin niman xoog isku dayay iney ku jiidhaan bar-kontrollka miyeeysan aheyn wax laga shakiyo, kudos to ninkii fashiiliyay, nin lagu seexdoow ha seexan,xil baad sidaa ha seexan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted August 3, 2012 Jidad badan ayaa u banaanaa askarta, ma aha oo qudha in qoriga lagula boodo ruuxa. Midda kale Soomaaliya hada cadaalad la taaban karo kama jirto oo "ciidamaddu" waxay u target garayn doonaan cidii ay ka heli waayaanba with impunity. Hadaad maanta amar igu siiso inaan dilo cidaan ka shakiyaba barri iguma dacwayn kartid inaan ruux maskiin ah dilay, mise addigu Shabaab oo qudhaa kuu cad oo wixii la dilaba waa nasiibkood? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 3, 2012 jidad badan aa ku banaan kuye kaalay maa waalatay sxb raggan explosive ayaa jirkoodi dhan ku xireen kawaran hadii aad istaajisid oo isku kaa qarxiyaan kawaran fantasy baaku nooshahay duqa! Quote Share this post Link to post Share on other sites