Sign in to follow this  
ElPunto

White Guy Challenges your Somali

Recommended Posts

Aaliyyah   

half of what he said I had no clue. How shameful lol..somaligana in aan dhameyey isku haystay. Ninkan cad wa mashallah.

 

The two guys he's interviewing the skinny darker one seems to know a lot. But, he kept laughing whenever the other guy tries to answer lol@ dhamadka carabka kulaha That was rude the guy was trying, but I must admit I laughed at that part too :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^The problem is that when you don't grow up in the home culture and haven't been educated in the literature you miss a lot. Bob is pretty damn impressive - his pronounciation is a bit off at times.

 

I always thought af Somali was very difficult to learn but maybe not so much. This guy can hold a conversation after 3 months using only a dictionary:

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

ElPunto;853569 wrote:
" frameborder="0" allowfullscreen>

Hayaay! Waxaan u maleynayaa Mr. Bob wuxuu akhristaa Sol, su'aalaha uu labada wiil weydiinayo intoot badan our sister Somalina ayaa halkan ku soo qortay bari hor:p

 

Somalina;682950 wrote:
61253474003409611508039.jpg

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=682950&viewfull=1#post682950

 

Somalina;712025 wrote:
Alaabtaan soo socota qosol ma ahan laakiin waxaa Af Soomaliga 2011 lagu hadlo.

 

1.
Igu lambary
– waa lambarkaaga ii qor

2.
Waa baska dambe
– waa carmal

3.
Waan ka lushaa
– waan jecelahay

4.
Cid kale ay urarantahay
– mid kale ayey la wadaa

5.
Gaarigayga maahan
– noocan kama helo

6.
Igu liq
- warka isii

7.
Dawami
– dhib

8.
Wa igu jiq
– mobelkaa iga madhan

9.
Igu looxo
– lacag isii
:)

10.
Waan tufay
- waan nacay

11.
Waa igu jug
– meel bay iiga taalaa

12.
Luuq buu ku jiraa
– waa xaas

13.
Igu ifi caawa
– aynu kulano caawa

14
Wuu dhalaalayaa
– dibaduu ka yimid

15.
Biyaha dahabka iga daa
– beenta iga daa

16.
Way tigtigantahay
– waa tahriib

17.
Jeebkiisaa qoslaya
– waa oday

18.
Lug bay aastay –
way guursatay

19.
Tacsibaa utaal
– waa lala guursaday

20. Laydhka iga daa iyo qaar kaloo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin.

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=712025&viewfull=1#post712025

 

Markii uu weydiinayey labada tartame raga fanaaniinta ah ee ay yaqanaan in ay soo tiriyaan, waxaa laga doonayey Bob in uu kolba ka tirinaya mooye ka kale uu headphone (oo waliba music cir kaa ku shareeran uu la socdo) uu dhagaha uu galiye si aanu u maqal wixii ka kale yidhi (he made it very easy for Maxamed waayo wixii uu Garaad soo magacaabay ayuu in yar uun ku daray isaguna:D)

 

I have to admit hadalka sarbeebta ah iyo Maahmaahyada uu Bob ciyaalka weydiinaayey waxay ahaayeen qaar aad u adag. Xitaa rag waaweyn ayaan fahmeynin. Laakiin Garaad wuu dadaalay, in kasta oo uu magaciisii ku dari waayey magacyada Soomaaliga ah:p magaciisii baa ka hoos baxay miskiinka:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this