Sign in to follow this  
Abwaan

C/xakiin Xaaji Max’uud Xaaji Khaliif oo Muqdisho lagu diley

Recommended Posts

Abwaan   

Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Ree Xaaji Khaliif Shire

Published on July 16, 2012 by · No Comments

Innaali laahi wa innaa ilayhi raajicuun waxaa halkaan tacsi ka diraya odayaal dhaqameedka bahwaynta reer Siyaad kana tacsiyaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aqoonyahan C/xakiin Xaaji Max’uud Xaaji Khaliif Shire oo gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada Muqdisho

 

Odayaasha tacsida diraya waxaa ka mid ah

 

1:- Garaad Qamaan Axmed Aadan

 

2:- Nabaddoon Barre Cabdulle Xamuumi

 

3:- Aadan Cabdulle Inkir

 

4:- Nabaddoon Xasan Buraale Maxamuud

 

5:- Cali warsame Xirsi Xuunshe

 

6:- Caalamiin Sh. Cilmi Jaamac

 

7:- Abwaan Axmed faarax Cali Idaajaa

 

8:- Eng. Liibaan Qamaan

 

9:- Cabdi Jaamac Guuleed

 

10:- Maxamed Axmed Colaad

 

11:- Cabdi Daahir Leeb

 

12:- Cabdi Diiriye Rooble

 

13:- Cabdi kariin Sh. Cilmi Jaamac

 

14:- Maxamed Cartan Maxamed

 

15:- Col. Cabdi wali Jaamac Cade Maxamed

 

Dhammaan asxaabtaas iyo kuwo kale oo kabadan waxaa ay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee aqoonyahan C/xakiin xaaji Max’uud xaaji Khaliif Shire oo maanta gacan ka xaqdaran ay ku dishay magaalada Muqdisho, waxaan ilaahay kaga baryaynaa in uu eebbe ka waraabiyo naxariistii janno.

 

Aaaaaaaamiiiiiiiiiiin Aaaaaaaamiiiiiiiiiiin Aaaaaaaamiiiiiiiiiiin

 

 

 

http://jubba24.com/?p=2169

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

AUN C/Xakiim, shakhsi ahaan ayaan u aqaanney. Runtii aad ayaan uga naxay sida arxan-darrada ah oo loo diley oo weliba sidaan maqlayo loogu hordiley aabihiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this