Sign in to follow this  
Aaliyyah

Gudida Fulinta Khaatumo State (G10) Oo Tacsi Diraya-

Recommended Posts

Aaliyyah   

Gudida Fulinta Khaatumo State (G10) Oo Tacsi Diraya-

Lasanod Online. Sunday, July 15, 2012

 

Tacsi:- Gudiga Fulinta ee Khaatumo State waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Guud ahaanba bulshada Khaatumo iyo eheladii iyo qaraabadii..

 

saddexda Marxuum ee hoos ku qoran.

 

1. Col. Cabdillaahi Saalax Maxamed (Nadalo) oo dhawaan gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada Garoowe, Halkaas oo uu ka ahaa taliye ku xigeenka booliska Puntland, isla markana waxaanu tacsi gaar ah halkan uga diraynaa Garaad Abshir Saalax Maxamed.

 

2. Cheif Caaqil Hassan Xaaji Cawed Guunje (xasan goohe) oo ku geeriyooday magaalada Nairobi asbuucii la soo dhaafay, ahaana caaqilka guud ee beesha Yaxye Cabdalle.

 

3. Cabdillaahi Xaaji Xasan Cali Askar oo isaguna ku geeriyooday dalka Siiraaliyoon, halkaas oo uu shaqo u joogay, ahaana dhaliyarada firficoon ee reer Khaatumo.

 

 

Dhamaanba Marxuumiintan waxaanu Allaha wayn uga baryeynaa naxariistiisa iyo inuu jannadii ka waraabiyo, eheladdii iyo qaraabada ay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.

 

Gudida Fulinta Khaatumo State(G10).

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aamiin Ilaah Ha u naxariisto adigana Khaatumo Afhayeen inay kaa dhogtaan bayba ahayd if they have not done so already.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this