Sign in to follow this  
Aaliyyah

Khaatumo Way Jirtaa Wayna Jiri Doontaa.. Ninkii Ka Naxaya iyo Kii Ku Farxayaaba

Recommended Posts

Aaliyyah   

Taleex,(lasanod Online)- Madaxweynaha Mamaulka Khaatumo State, Axmed Cilmi Cisman (Karaash), oo maanta shir jaraa'id ku qabtay caasimada Taleex.

 

ayaa waxba kama jiraan iyo been abuur ku tilmaamay warkii ka baxay telefishinka UniversalTV.

 

Madaxweyne Axmed Cilmi ayaa ugu horey tacsi u diray shacabka reer Khaatumo geeridii Col. marxuum C/llahi Saalax maxamed ee dhowaan lagu dilay magaalada Garowe

 

Waxaa kaloo uu hambalyo iyo salaan u diray shacabka Khaatumo gudo iyo dibedba iyo madaxdhaqameedka maamulka Khaatumo.

 

Madaxweyne Axmed Karaash ayaa sheegay inay wax laga xumaado tahay in telefishinka Universal uu war ka dhigo hadalo laysku kabkabay oo been abuur ah.

 

Wuxuuna madaxweynuhu shacabka Khaatumo iyo Soomaalida kale ba ugu baaqay in laga taxadaro wararkaas beenta ah ee laga sii daayey Tvga Universal.

 

"Maamulka Khatumo waa jiraa waana jiri doonaa.. kii ka naxaya iyo kii furxayaaba" aya aka mid ahaa hadaladii Madaxweynaha.

 

madaxa UniversalTV ayaa cudurdaar ka bxiyey warkaas

 

Shirkan jaraa'id ee madaxweynahu ku qabtay maanta Taleex oo muqaal ah, dhowaan baanu idiinsoo tebin doonaa hadii Allah idmo.

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Horta wax Universal sheegay ma aqaan saa maba fiirsado, balse Universal nin lacag raadis ah baa iska leh and he does not care or know waxa Soomaaliya ka socda. Isagoo qofkii shaar fiican xiran oo xafiiskiisa taga la dhaho caawa News-ka noo akhri ayaa iigu dambeysey....Haddii dadkan waxa ay ka cabanayaan ay jiraan, inay iyaguna casumaan ayey ahayd ee ay tusaan sida wax u jiraan.

 

XX ma haddaad keentay inaad Universal soo kireysatid oo dhacdooyinka ka been-sheegtid sida lagugu soo eedeeyey?:D

Warbaahinta Soomaalida most of it warar nuxur leh maba tebiyaan, si turxaan-baxsanna wararka umaba soo tebiyaan, waayo dano khaas ah ayaa laga leeyahay amase shaqaale aan tababar iyo khibrad lahayn ayaa haga!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this