Sign in to follow this  
MoonLight1

Somglish name writing.

Recommended Posts

Did you notice the wide spread of mix English & Somali name writing on daily life business. I specially noticed it with my local xawilaad office

Instead of using pure Somali writing or pure English, there is a new formula I call (Somglish)

here are some examples.

Maxamed Omar instead of Mohamed Omar or Maxamed Cumar.

Cali Hussein.

Xamdi Noor.

Jama Ciise.

etc.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Coofle;848009 wrote:
This grave mistake is committed a lot by media and it has been bothering me for long...

Your right, the wide media is commiting this mistake especially the internet based websites, and the televisions as well. You may see something like.

Cameraman:Ahmed Coofle ;)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Coofle   

MoonLight1;848042 wrote:
Your right, the wide media is commiting this mistake especially the internet based websites, and the televisions as well. You may see something like.

Cameraman:
Ahmed Coofle
;)

Looooll......Or something like...Ilays-Dayah...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waxaa ku lablaboodaa oo mar mar xataa inaa hunqaaco iga keento kuwa qoraalada Afsoomaaliga ah warbaahinta ku qoraayo haddana adeegsado ereyo qalaad iyagoo og kuwii Soomaaliyeed jiraan. Tusaale iyagoo rabo inay qoraan Muqdisho ayee ku qoraayaan 'Mogadishu.' Soomaaliya waa 'Somalia' Soomaali waa 'Somali.'

Gafka ugu weyn waa shaqaldheerkii dhan ayee meel iska dhigaayaan. Qaarkood warbaahinta dowladda u shaqeyaan. Waxaa ugu wacan qoraaladooda malaha tifaftire. Kii qoray ama tii qortay ayaa iska soo giliso, qof ka daba tifaftiray ma jirto.

Waxaa iigu yaab badnaa markaa arkay qoraalo badan oo ciidamada badda ugu waceen 'mariiniska.' Yaq. Maxaa ku xigo? Madaxweynihiina 'barisideentaha' Soomaaliya maala soo wadaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
wyre   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;848309 wrote:

Saaxiib Si Wacan Baad Iigaga Qoslisay, Ilaahey Hakaa Qosliyee :D :D

Aniga Waxaas Dhan Maba U Fiirsado, Waxeyga Waa Akhri, Daawo Oo Ka Dhaqaaq, Marka Lurba Iguma Hayso, Waxaa Laga Yaabaa Inaan Kuwa Waxaas Qoray Aan La Mid Ahay Marka Mala Yaabaayi :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;848309 wrote:
Waxaa ku lablaboodaa oo mar mar xataa inaa hunqaaco iga keento kuwa qoraalada Afsoomaaliga ah warbaahinta ku qoraayo haddana adeegsado ereyo qalaad iyagoo og kuwii Soomaaliyeed jiraan. Tusaale iyagoo rabo inay qoraan Muqdisho ayee ku qoraayaan 'Mogadishu.' Soomaaliya waa 'Somalia' Soomaali waa 'Somali.'

Gafka ugu weyn waa shaqaldheerkii dhan ayee meel iska dhigaayaan. Qaarkood warbaahinta dowladda u shaqeyaan. Waxaa ugu wacan qoraaladooda malaha tifaftire. Kii qoray ama tii qortay ayaa iska soo giliso, qof ka daba tifaftiray ma jirto.

Waxaa iigu yaab badnaa markaa arkay qoraalo badan oo ciidamada badda ugu waceen 'mariiniska.' Yaq. Maxaa ku xigo? Madaxweynihiina 'barisideentaha' Soomaaliya maala soo wadaa?

While we are on this subject, I find your usage of sentences containing both English and Somali clauses just as strange. Yacni, why do you do that? Aniga aragtidaydu waxay tahay in qofku uu isticmaalo one or the other (but not both) in any given sentence.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this