Sign in to follow this  
Maaddeey

Xaney her!

Recommended Posts

Maaddeey   

Ahmed_Abdi_Aw_Mohamed.jpg

 

Tukulush aa waxaa la dhahay Geel raaci jiray, ala ultimo Geelkii aa ka dhumay, illaa & hadda geelkii uu raadis ugu jiraa, sow ma arag in Tukulushku, uu wax yar markuu ordoba uu lugaha dambe intuu ku istaago labada lug oo hore & qaarka sareba kor u qaado?. Markaan ciyaalka ahayn waxaan dhihi jirnay: 'Tukulush, Geel waa koo'! oo la micna ah (Dadka af soomaaligeyga aan fahmayn): Geel waa kaas!. Hadda Godane waa kanaahe, aaway dadkii lahaa Indhoshareer uu wataa, waa is qarinaa, pla pla, soo daaya ee soo qabta ninka!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waryaa Kan Cunug Yaroo Maskiin Uuba U Eg Yehee :D

 

Laakiin Maxaa Meesha Usoo Saartay Sow Taageero Uma Tihid :D

 

Anyway Hadduusan Bas Alle U Dhiman Sooner Or Later Waa Lala Kici, Haka Baqan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada ma waxaad na leedahay wejigii buu soo muujiyay ?? ,,,,, Waar he is still covering his face with that black veil ee sawirkan isagoon is ogayn baa laga qaaday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

wyre, Waxaan ku mooday nin wax fahmi og!.

 

Inaan taageero u ahay & in kale muhim maaha!. Adiga wyre ah ma ku jirtay dadka dhihi jiray: 'muxuu wejiga la qarsadaa' hadduu rag yahay maa wejigiisa la arko'?. Dadkaas aan ku masliyey tukushka geelka weli raadinaaya!. Fahantu? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jb, adiga ugu yaraan waad tiqiinnay sow maaha?. "Xawaaladda Barakaat buu ka shaqayn jiray, oo dad buu Wajaale ku dhacay" adi lee ma dhihi jirinoo?. Xaaskiisana Hargeysay joogtaa oo sanad walba waa dhashaa kii lahaa yuu ahaa, horta?. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taas Xaaska adigaa noo sheegay ,,,,, :D

 

Inuu waxaas oo dhan qaban jirayna meesha aad sawirka ka soo qaaday bay ku qoran tahay ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;844926 wrote:
Ahmed_Abdi_Aw_Mohamed.jpg

 

Tukulush aa waxaa la dhahay Geel raaci jiray, ala ultimo Geelkii aa ka dhumay, illaa & hadda geelkii uu raadis ugu jiraa, sow ma arag in Tukulushku, uu wax yar markuu ordoba uu lugaha dambe intuu ku istaago labada lug oo hore & qaarka sareba kor u qaado?. Markaan ciyaalka ahayn waxaan dhihi jirnay: '
Tukulush, Geel waa koo
'! oo la micna ah (Dadka af soomaaligeyga aan fahmayn): Geel waa kaas!. Hadda Godane waa kanaahe, aaway dadkii lahaa Indhoshareer uu wataa, waa is qarinaa, pla pla, soo daaya ee soo qabta ninka!.
:D

Maaddeey, masawirkaan midkaad adiga ka soo qaadday miyaa oo markaas aad gadatay? :D

 

Jacaylbaro;844934 wrote:
Hada ma waxaad na leedahay wejigii buu soo muujiyay ?? ,,,,, Waar he is still covering his face with that black veil ee sawirkan isagoon is ogayn baa laga qaaday
:D

U sheeg masawirkan muxuu tarayaa haddii ninku weli wejigii dab o o sho?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Ma Sidaa Baa, War Ninyahow Anu Odayga Aqoon Saa Uma Lihi And Believe Me Dadka Ka Hadlo Ma Ihi Kheyr Qabaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;844961 wrote:
Maaddeey, masawirkaan midkaad adiga ka soo qaadday miyaa oo markaas aad gadatay?
:D

:D:D:D ... No wonder he was away and by the time he came back the picture was published

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this