Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The Next generation of Alshabaab

Recommended Posts

War Deg deg Ah:-Shabaab Oo Soo bandhigtay Caruur Mustaqbalka Dhow Udagaalami Doonta”Daawo Sawirada”

 

HolNews-Alshabab ayaa degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose kusoo bandhigay caruur da’yar oo ay dhaleen dagaalyahanadii looga dilay dagaaladda Muqdisho.

 

 

Caruurtan oo kan ugu weyn uu yahay 10 sano jir ayay Shabaab soo bandhigeen kahor inta aan laga saarin degmada Afgooye, iyagoo sheegay in Wiilashan ay u aargudi doonaan aabayaashood.

 

 

Mid kamid ah Saraakiisha Shabaab ayaa sheegay in caruurtan la geliyay juhdi ama dadaal badan sidii looga dhaadhicin lahaa fikirka ah in lala dagaalamo ciidamada dowlada iyo kuwa Shisheeye.

 

 

Shabaab ayaa lagu eedeeyaa in ay caruur aad uyar yar ay u adeegsato dagaaladda iyagoo xiliyada qaar udhiiba waxyaabo qarxa si wax yeelo loogu gaysto dowlada KMg ama dad shacab ah

 

ashabal-4.jpg

 

ashabal-5.jpg

 

ashbal-1.jpg

 

ashbal-2.jpg

 

ashbal-7.jpg

 

ashbal-9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nacalaaaa talaaatak, Ciyaal muluqyo ay rabaan iney mustaqbalkooda ku cayaaraan halka kuwa Godane,Rooboow,Xasno Dahir, sucaad shongole ay ubadkooda dibedda ku raaxeeysanayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Don't worry about these kids. Its difficult to indoctrinate a Somali child. I too used to sing for the Kaacan during Octoberta, when I was their age. It only meant a nice day out and getting nacnac and toys. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this