Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Govt Begins Eye Operations on 600 Patients In Waciye.. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Hay’adda Manhal oo mashruuc daweynta Indhaha ah degmada Waaciye ka bilowday [sawiro]

 

Updated:- 40 mins ago| 0 Commnets

 

Hay’adda Manhal ayaa hawlo caafimaad oo daweynta iyo fiiqidda indhaha ah ka bilowaday Isbitaalka degmada Waaciye ee gobolka Karkaar.

 

Ololahan caafimaad oo ah mid dadka si bilaash ah loogu daweynayo waxaa ka faa’iideysan doona in ka badan 600 oo qof.

 

Dr C/risaaq Axmad Ciise Maygaag oo ah madaxa xafiiska wasaaradda caafimaadka ee degmada Waaciye ayaa warbaahinta u sheegay in ololuhu uu bilowday gelinkii danbe ee shalay.

 

Wuxuuna intaas ku daray in ilaa iyo hadda indhaha loo qalay 35 qof , kuwaasoo kala kala yimid degmada Waaciye iyo tuulooyinka hoos taga.

 

DR Maygaag ayaa ugu danbeyntii sheegay in mashruucani uu muddo dhowr beri ah sii socon doono, islamarkaana dhakhaatiirta ka qayb gelayaa ay dhamaantood Soomaali yihiin.

 

Waa markii ugu horaysay ee mashruuc caynkan oo kale ah laga fuliyo Degmada Waciye ee gobolka Karkaar.

 

Horseed Media

 

P6170675.jpg

P6170676.jpg

P6170677.jpg

P6170678.jpg

P6170679.jpg

P6170680.jpg

P6170681.jpg

P6170682.jpg

P6170683.jpg

P6170684.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this