Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland armed forces take over border town tukaraq.

Recommended Posts

Ciidamada Qaranka Somaliland oo la wareegay fadhiisinkii Maleeshiyooyinka Buuhoodle iyo Puntland ku dhibayeen dadweynaha ee Tukaraq

Tukaraq(Waaheen) Ciidamadda Qaranka ee Gobolka Sool ayaa saaka waaberigii la wareegay Gacan ku haynta Tukaraq oo ay xuduudka ugu shisheeya Gobolka Sool oo ay deganayeen Ciidamo Maleeshiyooyin ah oo ku hirdamayay gacan ku haynta ba5r kantarool oo ay ku dhibi jireen dadweynaha Jidkaasi maraya.

Sida uu Waaheen u xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan CiiDANKA Qaranka Somaliland Duulaanka saaka lagula wareegay goobahaasi waxa khasaare ahi kamuu dhicin, waxaanu xusay inay maleeshiyooyinkii halkaa deganaa ka sii qaxeen markii ay ******** in lagu soo socdo.

Dhinaca kalena warar aanu ka helnay Gobolka Sool ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka u geeriyooday Laba kalena u dhaawacmeen Tacshiirad uu ku furay Asakri ka tirsanaa isla Ciidankoodu.

Ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay dhacdadaasi madaxda Ciidanka Qaranku kamay hadal, hase yeeshee waxa ay wararku sheegayaan inuu khilaafkoodu ka dhashay Weerarka saaka ay Ciidanku qaadeen oo uu diidanaa Askariga rasaasta furay.

Askariga laayay Ciidanka ayaa la sheegay in isla goobtii lagu qabtay, iyadoo ay qaar ka tirsan Ciidanku sheegeen inuu ahaa Xisaabiyaha Guutada 7aad ee aaga Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another tactic of Xirsi Daba-Gaab and his uncle Siilaanyo, they supposedly took over the town and then left it to Puntland as stated by the minister of defence loool bravo Xaaji Xunjuf, what a genius move.

 

Fact is the Rice of Ina Xarabi and Indho-Deero was endangered by Khaatumo so Siilaanyo as usual sent the somaliland forces to save the business of his rich cronies. Now business will run as usual and Ina Xarabi rice and Indho-Deero match-boxes will only be taxed by Puntland instead of by 2 customs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

there was no war this was in fact joint operation between small unit from somaliland and puntland to clear the isbaaro that was put in place by khaatumo to take money from trafic...

 

so i am afriad that khaatumo folks were right on this issue and that the sl and pl collabrated... they were both in the town this morning before sl unit went back to their base..

 

the understanding betweent somaliland and puntland has always been that tukarag was better left to puntland as its less than 10 km from garowe as somaliland does not want to stretch its millitary.

 

this move was instigated by puntland who asked sl for assistance in getting rid of khatumo from tukarag as it become clear for what ever reason that puntland was unable to get rid of khaatumo from tukarag... somaliland cleared them this morning with only small unit before handing the small village back to puntland who badly need it for revenue and somaliland would needs puntland to be here for obvious security reasons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What happened is simple. Khaatumo took the customs point. They then withdrew to let Somaliland take over (by choice), maybe they thought this will win them favours, then Somaliland withdrew again.

 

Khaatumo movement just as thought work for Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this